|

Anigoo Ah Faysal Dahir Abadiid Kuna Hadlaya Magaca Dhamaan Reer Daahir Aabadiid Waxaan Tacsi U Diraynaa Reer Yusuf Caateeye Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid Aabahood Suldaan Yusuf Caateeye

Anigoo ku hadlaaya magacayga iyo dhamaan reer Daahir Aabadiid,xaaskayga iyo caruutadaba waxan tacsi udiraynaa walaalahayo reer yusuf caateeye geeridii ku timid aabahood suldaan yusuf caateeye.

Waxaanan leenahay samir iyo iimaan ilaahay hainaga siiyo isagana janadii fardawsa ilaahay haka waraabiyo
aamiin aamiin aamiin

faysal daahir aabadid
abadid07@hotmail.com

Comments are closed