Anigoo Ah Cabdirahman Dahir Ojar Kuna Hadlaya Magaca Reer Daahir Ojor Ee Waxan Tacsi U Dirayan Qoyska Reer Reer Cilmi Fariid Geeridii Ku Timid Hoyadood Marxuumad Shukri Iimaan Wacays
Dhamaan Qoyska Reer Daahir Ojor, Ee Kunool Dafaha Aduunka. waxanTacsi u dirayan Qoyska Reer Reer Cilmi Fariid, Geeridii ku Timid Hoyadood , Marxuumad Shukri Iimaan Wacays,Ilahayna waxan uga baryaynaaIn uu Samir iyo iman ka siiyo Eheladii Qarabada iyo Axsaabtiina ilahaysamir iyo amin haka siiyo, marxuunkana janada fordowsa ilahay hakawarabiyo. Aamin, Aamin,Aamin
Abdirahman Daahir Ojor
london,United Kingdom