250 Arday Oo Isugu Jira Waalidiin Iyo Dhalinyar Oo Soo Bandhigay Faa’iidadii Ay Ka Gaadheen Dugsiga Sh. Mahdi Oo Lagu Baraayay Waxbarashada Dadban(Cadceed Tv).
May 3,2012 Borama(Cadceed) – Bandhig cilmiyeed ay soo bandhigeen maamulka,macalimiinta iyo ardayda wax ka barata dugsiga barashada luuqadaha iyo kombuyuutarka ee Sheekh Mahdi ayaa ka dhacay xarunta dugsigaasi ee Boorama, Bandhigandhigani iyo sidii uu u dhacay halkan ka daawo.