Home » May 31st, 2012
Entries posted on “May, 2012”

May 31,2012 Borama(Cadceed) – Kadib kulan balaadhan oo ay maanta yeesheen masuuliyiinta urursiyaasadeedka Wadani iyo urursiyaasadeedkii Badbaado oo ka mid ahaa ururadii ay gudida diiwaangalintu shaaciyeen inay ka hadheen tartankii ururada ayaa maanta qabsaday xaflad ay ku muujinaayeen cududooda iyo sida ay iskugu biireen, halkan ka daawo. Nuxurka Qudbadii Gudoomiye Xigeenka 1aad ee Wadani ahna […]
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

May 31, 2012 (Cadceed) – Wasiirka Arrimaha dibada Wadanka Canada John Biard ayaa furay Maanta, xaflad sanadadeedkii ay soo qabanqaabiyeen African Ambassadors Groupka fadhigoodu yahay Canada iyo ururada dawliga ah. Xafladaasi oo lagu qabtay Hoolka shiraraka Kanada ee Canada Conference Center, ee dhinaca kuhaya xafiiska Ra’isal wasaaraha Canada, ayaa waxaa kasoo qaybgalay, dhamaan Safiirada Qaarada […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

May 31,2012 Borama(Cadceed) – Waxa maanta kormeer hawleed ku soo gaadhay Boorama wasiirka maaliyada Somaliland iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo sidoo kalena kulan la yeeshay maamulka heer gobal iyo heer degmo ee awdal, weftigan oo soo indha indheeyay hawlaha dawlada hoose ka wada borama, halkan ka daaawo.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

May 31, 2012 Istanbul(Cadceed) – Shirkii magalada Istanbul ee dalka Turkiga uga socday Odayaasha dhaqanka Soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee Ururada Bulshada rayidka ah ayaa xalay fiidkii la soo gabagabeeyay, waxaana gebagebadii kulanka laga soo saaray qodobo tiro badan oo looga hadlay arrinmo kala duwan, kuwaas oo qaar ka mid ah ay quseeyeen arrimaha […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

May 31, 2012 Jabuuti(Cadceed) – Raysal Wasaaraha Dalka Jabuuti Dillayte Maxamed Dillayte oo horkacaya raxan golaha Wasiiraddiisa ah ayaa saaka si diiran ugu soo dhaweeyay madaarka dalkiisa Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/Raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin sadex Wasiir iyo Xildhibaan. Weftiga Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici ayaa Hiirtii […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

” Inaa Lilaah Wainaa Lahu Raajicuun “Halkan waxaanu ka tacsiyad uga diraynaa Cali Xaaji Colhaye iyo qoyskiisa, geeridii lama filaanka ahayd ee ku timid wiilkoodii oo ku geeriyooday magaalada Ottawa ee Kanada. Ilaahayna waxaanu uga baryaynaa inuu samir iyo imaan ka siiyo, marxuumakana ilaahay naxariistiisa ka waraabiyo. Maxmed Muuse Ducaale Ibrahim Cige Cilmi mdoaleh@yahoo.com Maxamed […]
Posted in Articles | Read More »

“Daahir Rayaale waxaad moodaa inuu doonayo inuu xisbiga gacantiisa ku burburiyo” May 29, 2012 Hargeysa(Cadceed)- Murashaxii Garabka UDUB ee Guddoomiye Ku xigeenka xisbigaasi u doorteen murashaxa Madaxweynaha ee xisbigaasi aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa Guddoomiyaha UDUB ahna Madaxweynihii hore Md. Daahir Rayaale Kaahin ku eedeeyay inuu doonayo inuu burburiyo xisbigaasi. Jamaal Cali Xuseen wuxuu […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Anagoo Ah Barre Caanageele Iyo Xaaskiisa Faysa cilmi iyo dhamaan caruutayaduba Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraynaa Walaalahayo Cali X Colhaye Iyo Xaaskiisa Axlaam Rabiisha Oo Wiilkoodu Ku Geeriyooday Magaalada OttawaWaxaan anaga iyo caruurtayaduba tacsi u direynaa walaalahayo Cali X.Colhaye iyo Axlaam Rabiish geerida naxdinta leh ee ku timid […]
Posted in Articles | Read More »

Mudadooyinkan Danbe waxaa isasoo taraya hadalo anshaxa dadnimada iyo ka dhaqanka somalidaba kafog oo ay adeegsato Mareeg ku sifawday kala dilka bulshada ku dhaqan awdal gabilay iyo salal, hadaba waxaa is waydin mudan ninka u badheedhaya inuu bulsho uu kala faqooqo oo uu maalinba qof mareegta ugu caayo si aan gabasho lahayn waxa marag ma […]
Posted in Articles | Read More »

“To Him we belong and unto Him we return” Innaalillaahi wa innaa Ilayhi Raajicuun. He was a healer through medicine and a sweet character; he was a political analyst and an activist; he was a loving husband, stepfather, brother, uncle, from one of the largest and most famous families in the Horn of Africa; he […]
Posted in Articles | Read More »