Daawo: Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Oo Dhagax Dhigay Xafiis Cusub Oo Wasaaradiisu Ku Yeelandoonto Magaalada Burco
April 29, 2012 Hargeysa(Cadceed) – Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee Somaliland Mudane Maxamuud Axmed Bare(Garaad) ayaa maanta dhagax dhigay xafiis cusub oo wasaaradiisu ku yeelandoonto magaalada Burco ee gobolka Togdheer