|

Ururka Dhalinyarada Ee ASOSSA Oo Dood Cilmiyeed Ku Saabsan Heerarka Waxbarasho Ee G/Awdal U Qabtay Bulshada Rayidka Iyo Ardayda Jaamacadaha Eelo Iyo Camuud Ee Boorama (Cadceed Tv).

a href=”http://www.cadceed.com/wp-content/uploads/2012/04/Ururka-ASOSSA111.jpg”> April 28,2012 Borama(Cadceed) – Ururka dhalinyarada ee magacisa layidhaahdo ASOSSA ee ka hawlgala gobalada Awdal iyo Salal ayaa u qabtay aqoonyahanada gobalka awdal dood looga hadlaayay sidii loo ogaan lahaa sobabaha hoos u dhigay aqoontii uu caanka ku ahaa gobalku,kulankani oo ay ka soo qaybgaleen ardayda jaamacadaha Eelo iyo Camuud ee Awdal ayaa u dhacday sida tan, Hadaba halkan ka daawo doodani oo sawiro iyo Video.<










Comments are closed