|

Ogeysiis:Waxaa Dhamaan Jaaliyada Reer Somaliland Ee Ku Nool Magaalada Ottawa Iyo Nawaaxigeeda La Ogeysiinayaa Xaflada Sanad Guuradii 21-aad Ee Qaranimada Somaliland Oo Lagu Qabanayo…


Waxaa Dhamaan Jaaliyada Reer Somaliland Ee Ku Nool Magaalada Ottawa Iyo Nawaaxigeeda La Ogeysiinayaa Xaflada Sanad Guuradii 21-aad Ee Qaranimada Somaliland. Xafladan oo ka duwan kana heersaraysa kuwii sanadihii hore,ayaa waxaa loogu talagalay inay noqoto tii ugu balaadhnayd ee abid laga dhigo magaalada Ottawa. Waxa kale oo aan dadweynaha reer Ottawa ugu bishaaraynaynaa inaan idinka haqab tiri doono dhinaca musikada taasoo loogu talagalay fanaaniin ay dadku jecelyihiin sida:

- fanaanka caanka ah ee Cawaale Aadan
- Fanaanka Weyn ee Nuur Daalacay
- Fanaanka weyn ee Al-khaliiji

Hadaba isweydiintu waxay tahay waa Goorma iyo Goobtee ?

Taariikhda La Dhigayo Xafladuna Waa:
Sunday May 20 2012

Goobtu Waa:
TUDOR HALL
3750 NORTH BOWES VIllE RD, OTTAWA

Saacada la Dhigayo Xafkada: 7:00 Pm – 3:00 Am
Hadaba ha moogaan oo haka maqnaan yaanay meeshu kaa buuxsamine;

Comments are closed