|

Kulan Balaadhan Oo Lagaga Hadlaayay Sidii Looga Faa’idaysan Lahaa Tamarta,Loogana Maarmilahaa Shidalka,Xaabada Iyo Dhuxusha Oo Ay Soo Agaasimeen Hay’ada ADRA Iyo Ururka AYODA(Cadceed Tv).

April 26,2012 Borama(Cadceed) – Kulan balaadhan oo ay soo agaasimeen Ururka dhalinyarada ee AYODA ee fadhigiisu yahay Borama iyo Hay’ada ADRA ee fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa oo ay dhinaca maalgalintana ay ka caawisay EU laguna soo bandhigay aalado loo isticmaalaayo dhinaca tamarta lagagana maarmaayo dhuxishii iyo shidaalkii ayaa ka dhacay Hutel Rays ee magaalada Boorama. kulankani iyo sidii uu u qabsoomay halkan ka daawo.

Comments are closed