Daawo Video: Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Sheegay Wakhtiga Doorashooyinka Golaha Deegaanka La Qabanayo
April 25,2012 Hargeysa(Cadceed) – Kominshinka doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in sida ugu dhakhso badan ay bilaabi doonaan suurgalka qaboomida doorashooyinka golayaasha deegaanka iyagoo sidoo kale ka hadlay kulamo ay la yeesheen ururadii ku soo baxay tartankii diiwaangalinta ururada siyaasadeed