Daawo Video: Agaasimaha Guud Ee Bangiga Dahabshiil Ee Jabuuti Dr. Saleebaan Axmed Walhad Oo Kulan Ugu Qabtay Hotel kempinski Ganacsatada Waaweyn Ee Jabuuti
April 25,2012 Djibouti(Cadceed) – Agaasimaha Guud Ee Baanka Dahabshiil ayaa maanta Qabtay kulan ay ka qeyb galeen Ganacsatada reer Djibouti kaas oo looga Hadlayay Mashaariicda Hormarineed ee Dahabshiil bank