Home » April 30th, 2012
Entries posted on “April, 2012”

Waxaa la ogeysinaya dhamaan Jaliyada Somaliland ee ku dhaqan gobolkan Alberta in la qabanayo xaflada furitaanka Urur-siyaasadeedka Wadani laantiisa Edmonton. Maalinta sabtida Bisha May 5, 2012. Saacada : 6pm – 8pm galabnimo. Waxaa ka so qeyb galaya Xildhibaan Xussen Cige. Madasha shirka lagu qabanaya : 200 -107 St -107 Av. Waa makhayada Saxaaba korkeda Fadlan […]
Posted in Articles | Read More »

April 30, 2012 Hargeysa (Cadceed) – Guddoomiye Kuxigeenka Xisbiga Mucaaridka Udub Axmed Yuusuf Yaasin Ayaa Sheegay In Wakhtigii Gudoomiyaha Daahir Riyaale Kaahin Ay Dhamaatay Dacwad Ka Dhan Ahna U Gudbiyay Maxkmada Waxaanu Daahir Riyaale Ku Eedeeyay Inuu Burburinaayo Xusbiga Udub
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

April 30,2012 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta shirjaraa’id ku qabtay Hutel Rays ee Boorama Suldaan C/raxmaan Muuse Geele oo ka mida ahaa salaadiintii sida adag ula soo shaqaysay xiligii ololihii Xisbiga talada dalka haya ee Kulmie, waxaanu ka waramay xaalada dalka uu maraayo iyo waliba dad uu sheegay inay madaxweynaha iyo dadkiisa sii kalafogaynayaan, hadaba halkan […]
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

April 30,2012 London(Cadceed) – Dowladaha Ingiriiska, Turkiga, Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa la sheegay inay ku howlanyihiin sidii Somaliland loogu soo bandhigi lahaa qorshe la xidiidha maamul-hoosaad dammaanad-qaadaya xorriyadda, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada, balse aan aheyn madaxbannaani buuxda oo ay kaga go’ayaan Soomaaliya inteeda kale. Wasiirka Arrimaha dibadda dalka Turkiga Axmed Daa’uud Oogle iyo mudane […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Apri 30, 2012 Hargeysa(Cadceed) – Rasysal wasaariii hore ee soomaaliya Cali khaliif Galaydh ayaa si ba’an uga soo horjeestay Dastuurka dhawaan lagu wado in lagu ansixyo magaalada Muqdisho ee ay gadhwadeenka ka yihiin dowladda KMG iyo Qaramada Midoobay. Mr. Galydh ayaa hadal uu ka jeediyay shalay xaflad lagaga dhawaaqayay urur cusub magaalada Nairobi ee dalka […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

A prominent Seleli and distinguished Somalilander, Dr Mohamed Farah Hared has been picked to chair the Ottawa chapter of Xaqsoor. After weeks of debates, Dr Xared emerged among other top contenders to lead the Canadian branch of Xaqsoor, arguably the most popular Somaliland political party. Xaqsoor is set to benefit from the unique combination of […]
Posted in Articles | Read More »

Tan iyo markii ay Guddiga diiwaangelinta Ururrada siyaasadda iyo ansixinta Xisbiyada Qaranka Somaliland ku dhawaaqeen natiijada ururrada hadhay iyo kuwa soo gudbay 20-kii bishan April oo ku beegnayd maalintii Jimcihii oo ay shaaciyeen inay lix Urur-siyaasadeed u soo gudbeen ka qaybgalka doorashada golayaasha deegaanka, halka ay sheegeen inay sagaal urur Tan iyo markii ay Guddiga […]
Posted in Articles | Read More »

April 30, 2012 Muqdisho (Cadceed) – Isbahaysiyada isbeddel-doonka Soomalaiyeed oo ay ku mideeysan yihiin ururro siyaasadeed iyo xisbiyo dhowr ah ka hadlay xaalada dalka Soomaliya ee wakhtigan, iyagga oo soo jeediyay arimo badan oo muhiim ah. Isbahaysigu waxa kale oo uu ka hadlay uu wada hadalada Somaliland iyo Somaliya oo dhawaan caqabadi soo waajahday ka […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

April 29, 2012 Hargeysa(Cadceed) – Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee Somaliland Mudane Maxamuud Axmed Bare(Garaad) ayaa maanta dhagax dhigay xafiis cusub oo wasaaradiisu ku yeelandoonto magaalada Burco ee gobolka Togdheer
Posted in Maxaa Cusub,Radio Cadceed,Somali News Update | Read More »

“Madaxweyne Siilaanyo Wax Uu Kordhiyay Mooyee Wali Wax Uu Dhimay Maan Arag, Ninka Aan Dawladnimada Doonaynin Ee Gacan Maris Doonayaa Dhulkaasi Ha Ka Qayliyo, Ninkii Kursi Ku Fadhiistaba Waa La Mucaaridayaa, Nabi Muxamed Baa La Mucaariday” “C/Raxmaan C/Qaadir Ma Habar Yoonis Buu Kulmiye U Fadhiyay Mise Somaliland Buu Meesha U Fadhiyay, Ninka Haddii Meel Lagaga […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »