Home » March 31st, 2012
Entries posted on “March, 2012”

Sida aynu ka warhayno waxaad arkayseen muddooyinkii u dambeeyay aflagaado iyo cay ku wajahan dawlada Somaliland iyo gudiga diwaangalinta inay maasuq maasuq wadan, waxaana la yaabay cabaadkan dhan ka iminaya xaga Gaboose, laakin wa shay lagu garanayo shakhsi ahaan gaboose inu dadka iska cayo. Tarbiyadu maaha mid waynanta lagu barto ee guriga lagala soo […]
Posted in Articles | Read More »

Cadceed-Athens-Aabo u dhashay wadanka Algeria aya gowracay gabadhisi ka bacdi marku ku arkay sawiro jilayaal Turkiya iyo Mareykan ah oo ugu jira telefonkeeda.Ninkan oo la yidhaahdo B.Majeed waxa uu u diray xaaskisi labaad iyo carruutiba si ay ula joogan qowskisa bas si uu ugu kaliyeysto gabadhiisa , Lidya.”Ka bacdi markuu helay sawiradan jilayaasha Turkiga iyo […]
Posted in Articles | Read More »

March 31, 2011 Hargeysa(Cadceed) – Dallada Jilayaasha ururada aan dawliga ahayn ee Sonsaf ayaa sheegtay in lacag malaayiin dollar ah oo la doonayo in mashaariic horumarineed lagaga fulayo Somaliland, isla markaana wax lagaga qabto adeegyada aasaasiga ah ee Bulshada lagu shubay sanduuq loo sameeyay, kaas oo ay qorshihiisa lahaayeen Denmark iyo Britain. Sidaana waxa laga […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

War-saxaafadeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Digreeto madaxweyne oo Numberkeedu yahay JSL/M/XERM/249-1017/032012, ku magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyada Somaliland. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, xarafka (d) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Ciidanka Booliisku u leeyihiin dhismaha Qaranka; Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagadda […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

March 31,2012 Borama(Cadceed) – Badhasaabka Gobalka Awdal mudane Axmed Xadi Sidci oo kormeerkiisii ugu horeeyay ku soo sameeyay Kawaanka casriga ah sidoo kalena sheegay in ay dadka gacanta ku hayaa ay ilaaliyaan xaalada nadaafadeed oo uu sheegay in aanay hada hagaagsanayn gudoomiyaha iyo kormeerkisani halkan ka daawo.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Urur-siyaasadeedka NASIYE, ayaa sheegay inay qabsanayaan shirweynahooda koowaad 11-ka illaa 12-ka Bisha April ee fooda inagu soo haysa. Sidaasna waxay ku sheegeen war-saxaafadeed kooban oo uu maanta soo saaray Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka NASIYE Axmed Muxumed Cumar, kaasi oo u dhignaa sidan:- “Sida ku xusan jidwalka qiimaynta ururadda siyaasada JSL ay u qorshaysay Gudida diiwaan gelinta […]
Posted in Articles | Read More »

March 31,2012 Borama(Cadceed) – Masuuliyiinta gobalka awdal oo uu horkacaayo gudoomiyaha gobalka Awdal ayaa cabasho ka muujiyay Sun ay sheegeen masuuliyiinta gegeda diyaaradaha ee Boorama in ay taalo gudaha madaarka oo ay uga boqoyaan in ay aafayso dadka iyo deegaankaba hadaba halkan ka daawo.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

”March 31, 2011 Hargeysa (Cadceed)- Shirkadda Isgaasiinta Telesom oo ah shirkada gaar loo leeyahay kana howl gasha gudaha Somaliland ayaa qiimo dhis balaadhan u samaysay macmiisheeda isticmaala adeegyada kala duwan ee ay shirkaddaasi bixiso. Shir jaraa’iid oo ay ku qabteen Madaxda Shirkada Telesom Magaaladda Hargeysa ayaa waxaa ay ku soo bandhigeen qiimo dhimis kala duwan […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Madayin maansada baryahan meheradaydiiye , markaan alif idhaabuu misana igu maleegmaaye, murtidu waa madaxa qawlkiyo lagama maarmaane, waa maal ilaahay baxshoo mahadnaq kaamudane ,, midaa ilaah iguma dhibeee bulshada waan umaraiyaaye,, maqal wacan maanta ookale mahurto weeyaane,, markuu aadami wax rabo wuu ismiskiinshaaye ,, hadalkiisu waa malabiyo waxad malaynkarine,, ma malagbaa baad is odhan oo […]
Posted in Articles | Read More »

“Safiirku waxa uu madaxweynaha u sheegay in dawladiisu martiqaad u fidin doonto madaxweynaha Somaliland, oo ay kulmi doonan ra’iisal wasaaraha Turkiga” war-saxaafadeed April 1, 2011 Hargeysa(Cadceed) Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay War-saxaafadeed ay kaga waramayso kulan uu Madaxweyne Siilaanyo Qasriga Madaxtooyadda kula yeeshay wefti ka socday dalka Turkiga oo uu hogaaminayay Safiirka Dalkaasi u qaabilsan […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »