Home » February 29th, 2012 Entries posted on “February, 2012”

Dhageyso “Ictiraafka Dibedda Laga Raadinayo Hadii Lagu Dari Waayo Dadaal Isla Gudaha Ah, Oo Umadeena La Midayn Waayo, Saami-qaybsiga Lasixiwaayo Oo Dadkoo Dhami Iska Dhex-arkiwaayo Dawladnimada, Dedaalka Dibedda Laga Wadaa Midho Dhalimaaayo” Prof.Ismaaciil Muse Nuur

casilkomishin

Feb 29, 2011 (Cadceed) – Gudoomiyihii hore ee komishanka qaranka Somlailand Prof. Ismaaciil Muuse Nuur oo waraysi lala yeeshay ayaa ka hadlay arrimo badan sida tabashooyinka Beelaha Awdal Iyo Sool, sixida saami qaybsiga, Cadaalada, Midnimada iyo waliba shirkii London, Dhageyso..[audio:http://www.cadceed.com/wp-content/uploads/2012/02/ismail_muse_nour .mp3|titles=ismail_muse_nour ] Cigaal iyo ragii Guurtida ahaa ee la shaqayn jiray markii ay joogeen aadbay […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Ogaysiis::Dhamaan Qurba Jooga Beelaha Jibriil Yoonis Ee Ku Nool Wadanka Uk Waxa La Ogaysiinaya In Ay Ka Soo Qayb Galaan Shir Ka Dhici Doona London.

ogaysiis221

Dhammaan qurba jooga bahweynta Jibriil Yoonis ee cariga Ingiriiska waxaa la ogeysiinayaa in Shirweynihii Beelaha Jibriil Yoonis ee mudooyinkii u dabeeyey laga soo shaqeynayey ka dhici doono galbeedka magaalada London maalinta Sabtida ah ee soo socota isla markaana taariikhiidu tahay 03/03/2012 wuxuuna shirku furmi doonaa saacada 4:00pm galabnimo. Goobta shirku ka dhacayo waa sidda tan […]

Posted in Articles | Read More »

Xog-hayaha Arrimaha Dibadda Ee Britain William Hague Oo Qoraal Ka Qoray Midhaha Shirkii London

5715585

Feb 29, 2011 London (Cadceed) – Xoghayaha arrimaha Ingiriiska William Hague ayaa cadeeyey in siyaasada Soomaalida u furan tahay dhamaan dadka ka horyimaada rabshadaha, sida dadka degan deegaamada Shabaab maamusho. William Hague, ayaa qoraal uu ku qoray qaar ka mid ah wargeysyada dunida, oo uu kaga hadlay shirkii Ingiriisku toddobaadkii hore qabtay, oo aanu idiin […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

34 Dumara Oo Ka Kala Socday 17 Tuulo Oo Loo Qabtay Tababar Looga Faa’iidaysanaayo Cuntooyinka Dhaqanka(Cadceed Tv).

kkk 13

Feb 29,2012 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta markii ugu horaysay loo qabtay 34 dumara oo kakala socda 17 Tuulo oo ka tirsan gobalka Awdal tobabarkani oo ahaa mid loogu tababaraayay sidii ay uga faa’iidaysan lahaayeen raashinka daabiiciga ah ciyaalkana dadka nafaqo la’aantu haysatona wax loogu faa’iidaynlahaa hadaba tabarkan halkan ka daawo.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Siyaasi Axmed Muumin Seed Oo Ka Hadlay Siyaasada G.Awdal & Salal Iyo Waliba Shirkii London(Cadceed Tv).

kkk 12

Feb 29,2012 Borama(Cadceed) – Maanta ayaa markii ugu horaysay uu ka hadlay Siyaasiga weyne ee Axmed Muumin Seed oo ka mida siyaasiyiinta dalka Somaliland sidoo kalena hada ka mida madaxda sarsare ee ururka WADANI,ayaa maanta markii ugu horaysay ka hadlay xaaladaha siyaasadeed ee Goboladani iyo waliba sida uu u arko shirkii London hadaba halkan ka […]

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Daawo:Madaxweyne Xigeenka Somaliland Oo Si Kulul U Qaadacay Hadalkii Madaxweyne Sheekh Shariif Ku Sheegay Inuu Khaatumo State U Aqoonsan Yahay Maamul Goboleed

saylici

Caddceednews, Hargeysa

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

(Daawo): Sheekha Da’da Yar Ee Mucjisada Ah Ee Reer Tansaniya Oo Hargeysa Booqasho Ku Yimid .

sheekha-4

Cadceednews, Hargeysa

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Daawo Sawirada Daahfurka Xafiiska Cusub Ee Xawaalada Amoud Express Ku Yeelan Doonto Wadanka Holland

Camuud Express31

29,02,12-Amistardam-(Cadceed) Xawaalada Amoud Express oo ka mid ah xawaaladaha Soomaaliyeed ee m udooyinkii u danbeeya ku soo biiray saaxada Dunida ay in dhawaalaba ku jirtay kulamo balaadhan oo ay la yeelanayso dhamaan umada Soomaaliyeed ee dunida daafaheeda kala jooga. Hadaba kulankan oo ah kulan ka mid ah kulanada ay Soomaalida kula yeelatay wadanka Holland caasimadoosa […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Col. C/laahi Yuusuf Oo iskaga Guuray Dalka Yemen.

4979ef40036b4dfc053ab8a75446_grande

Feb 29, 2011 London(Cadceed) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo isaga ku noolaa dalka Yemen tan iyo intii uu ka degay Xilka Madaxweynenimo ee dalkan Soomaaliya ayaa waxa ay wararku sheegayaan in uu isaga guuray dalkaasi isagoona magangaliyo siyaasadeed weydiistey dalka Itoobiya. Col: C/laahi Yuusuf Axmed ayaa isaga waxa uu dalka Yemen […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Annaga Oo Ah Dadka Hoos Ku Xusan Waxan Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraynaa Eng. Xasan Jaamac Hadi Oo Hooyadii Ku Geeriyootay Magaalada Borama

tacsi

INALILAAHI WA INAA ILHAYHI RAAJICUUN Annaga oo ah dadka hoos ku xusan waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Eng.Xasan Jaamac Hadi oo hooyadii ku geeriyootay magaalada Borama iyo reer Jaamac Hadi oo dhan, waxan marxuumadda Ilaahay uga baryeynaa inu Jannadii ka waraabiyo intii ay ka baxdayna samir iyo Iimaan igana ka siiyo Aamiin Aamiin. Waxaana […]

Posted in Articles | Read More »