|

Radio Cadceed Oo Waraysi Xiisa Badan La Yeelatay Fanaanada Laga Dabadhacay Ee Codka Macaanle Hodan Cabdiraxmaan

May 28, 2011 Toronto(Cadceed) – Waraysi xiisa Badan oo wariye Cabdiqaadir Cali Warsame (Biriiko) la yeeshay fanaanada caanka ah Hodan Cabdiraxmaan iyadoo ku sugan magaalada Minneapolis ee cariga maraykanka, Dhageyso

Wariye C/Qaadir Cali Warsame (Biriiko)

Leave a Reply