Home » January 31st, 2012 Entries posted on “January, 2012”

Ururka Baxnaano Oo Soo Bandhigay Joornaal Lamagac Baxay HIMILO (Cadceed Tv)

Sw

Jan 31,2012 Borama(Cadceed) – Ururka wadaniga ah ee magaciisu yahay Baxnaano oo soo bandhigay Joornaal la magacbaxay HIMILO oo noqon doono mid ay ka faa’iidaysan doonaan ardayda isugu jira wiilasha iyo gabdhaha iyo cidkasta oo jecel akhriska hadaba halkan ka daawo sidii ay hawshani u dhacday.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Tababar Dhinca Ka Qaybqaadashada Dhalinyarada Iyo Haweenka Doorashooyinka G/Deegaanka Oo Ka Furmay Borama(Cadceed Tv).

Taboo 5

Jan 31,2012 Borama(Cadceed) – Tababar ay soo agaasimeen Afar urur oo ka mida ururada wadaniga ee ka hawlgala guud ahaanba dalka gaar ahaana deegaanada kala duwan ee gobalada Awdal iyo Salal ayaa waxaa ka qayb qaadanaayay dhalinyaro isugu jira wiilal iyo gabdho iyo waliba cuqaal tababarkan iyo sidii uu u dhacay halkan ka daawo.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Machadka Dawlada S/Land Oo Tababar Ugu Soo Xidhay Masuuliyiin Kala Duwan Gudaha D/Hoose Ee Borama(Cadceed Tv).

Taboo 3

Jan 31,2012 Borama(Cadceed) – Qaar ka mida agaasimayaasha Dawlada Hoose ee Boorama,Isuduwayaasha gobalka Awdal,Culima Awdiin iyo Iyo Gudida horumarinta ee degmada Boorama oo tababar ay maanta ugu soo xidheen macahadka tababarka ee dawlada somaliland.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Gudoomiye Xigeenka Borama Iyo Wefti Uu Horkacaayay Oo Kormeer Shaqo Ku Soo Indha-indheeyay Wadooyinka Laga Hirgalinaayo Gudaha Degmada(Cadceed Tv).

Taboo 2

Jan 31,2012 Borama(Cadceed) – Gudoomiye ku xigeenka degmada Boorama Muumin Gadiid Cumar oo kormeer shaqo ku soo indha indheeyay wadooyinka ay ka socdaan mashaariicda JLBG ee laga hirgalinaayo gudaha Boorama isaga oo horkacaayay qaar ka mida hay’adahaasi.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Baro Dhulkaaga Seeraha Boorama !!!

borama_seeraha_galleryfull

Halkan ka daawo seerihii boorama oo Safanihii kenya iyo Tanzania ee ugaadhu daaqaysay u ekaaday- xoolaa daaqaya laakiin, Seeraha boorama ay caanka ku tahay waligeedba, waxuu hadda u baahanyahay dad calool adag oo badbaadiya intaan guryo lagawada dhisin, waa meel taariikhi ah oo magaalada weligeedba usoo jiidda dalxiisayaasha. Os Hashin osman.qawrah@hotmail.co.uk

Posted in Articles | Read More »

Somaliland Oo Ashkato Culus U Gudbisay Dawladda Dhexe Ee Federaalka Itoobiya

cc107c76704cc8d43d345bbd7b9fe692_M

Jan 31, 2011 Addis-Ababa(Cadceed) – Weftiga Wasiirrada Somaliland ee Addis Ababa ku sugan oo dalbaday in ciidammada Federaalka Itoobiya la keeno xadka labada dal u dhexeeya iyo nuxurka qodobo lagaga hadlay kulan ka dhacay xafiiska Melez Zenawi Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay ashkato ka dhan ah maamulka Killilka Shanaad u gudbisay dawladda dhexe ee […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wasiirka Iskaashiga Iyo Horumarinta Dawlada Denmark Oo Booqosho Ku Jooga Somaliland

IMG_0224

Jan 31, 2011 Hargeysa(Cadceed) – Wasiirka ISkaashiga iyo Horumarinta ee Wadanka Denmark Mr Christian Frieze oo Booqasho ku jooga Somaliland ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland ku Qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo . Wasiirka Iskaashiga Denmark ayaa Sheegay in Somaliland ku amaanan tahay Deganaashaha iyo Xasiloonida ay samaysay isla markaana ay muuqato […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Dalbaday In Cunaqabteynta Hubka Laga Qaado Soomaaliya Si Ciidamada Loo Xoojiyo

sh-shariif2

Jan 31, 2011 Muqdisho(Cadceed) – Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka qaybgalay shirkii madaxda Midowga Afrika ee Addis Ababa ka socday labadii casho ee lasoo dhaafay ayaa dalbaday in cunnoqabteynta hubka laga qaado Soomaaliya, si loo xoojiyo ciidamada dowladda. Sheekh Shariif, ayaa codsigan ku sheegay hadal uu ka jeediyay shirka, sidoo kale wuxuu […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Maan Guursadeen: Sheeko Gaaban !!!

Businesswoman Writing in a Newspaper

“Haddii aan noqon lahaa gabadh Soomaaliyeed, maan guursadeen nin Soomaaliyeed, haddii aan guursadana waxba uma dhaleen.” Marka hore waxaan salaan kal iyo laab ah u gudbinayaa hawlwadeenada Shabakada caalamiga ah ee Cadceed.com. Odhaaahdan xanafta iyo xajiinta miidhana waxa tidhi baa igu maqaalo ah gabadh cad oo ah kalkaaliso ka shaqaysa qaybta umulaha ee cusbitaal ku […]

Posted in Articles | Read More »

Wafdi Ka Socda Khaatumo State Oo JigJiga Tagay Iyo Xukumada Siilaanyo Oo Ka Biyo Diiday Faragelinta Ismaamulka Kililka Shanaad

safargrad2

Jan 30, 2011 Jigjiga(Cadceed) – Wafdi ka kooban golaha sare ee odayaasha dhaqanka maamulka Khaatumo state, oo ay weheliyaan xubnaha G9 ayaa la sheegay in si diirran loogu soo dhaweeyay caasimada Jigjiga ee ismaamulka Somalida Ethiopia. Wafdiga maamul goboleedka ee dhawaan la baxay Khaatuma State oo maalintii shalay si qorsha ah uga ambabaxay Magaaladda Buuhoodle, […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »