Home » December 31st, 2011
Entries posted on “December, 2011”

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Waxaan halkan aad iyo aad uga soo salaamayaa bahda Shabakada Caalimaiiga ee cadceednews.com Marka laga hadlayo Caafimaad waa shay aad u qaali oo ah qofku aanu ka maarmi Karin waxkastaana qofku waxa uu qabsan karaa marka uu caafimaadkiisu wanagsan yah yahay sidaa dartid waxa uu aaminsan yahay Ururka Wadani in caafimaadku […]
Posted in Articles | Read More »

Dec 31,2011 Borama(Cadceed) – Wefti uu horkacaayay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo wefti uu horkacaayo ayaa ku yimi magaalada Borama booqasho gaaban oo aanay horay u sii shaacin booqashadani iyo sobabaha keenay in aanan loogu soo dhawayn Borama sidii hore loogu soo dhawayn jiray ayaa ay dadku iswaydiinayaan hadaba […]
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Dec 31, 2011 Hargeysa(Cadceed)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa canaantay qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, waxaanu ku waaniyay inay joojiyaan in warbaahinta la isugu jawaabo iyo weliba in waxyaabaha lagaga wada hadlo kulamada golaha wasiirada lagu baahiyo wargeysyada. Madaxweyne Siilaanyo oo guddoominayay shirkii golaha wasiirada ee khamiistii doraad, wuxuu muujiyay sida uu […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

“Dawladda Masar oo Shaacisay in Booqashada Wasiirrada Somaliland Qayb ka yahay Dardar Gelinta Siyaasadda Dibada iyo Dib u soo Noolaynta Awooddii ay Masaaridu ku Lahayd Wadamada Afrika.” Dec 31, 2011 Qaahira (Cadceed) – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Arrimaha Afrika, Muna Cumar ayaa carabka ku adkaysay muhiimadda ay leedahay taageerida iyo dardar-gelinta xidhiidhka labada […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Dec 31, 2011 Hargeysa (Cadceed)- Xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD Md. Maxbuub Macalin oo maanta sheegay inay dawlada Somaliland kala hadlayaan mashaariicda urur goboleedkaasi ka taageeri karo dalkan. Xoghayaha guud ee IGAD, wuxuu sidaasi ka sheegay markii uu maanta soo gaadhay caasimada Hargeysa oo uu socdaal shaqo ku yimid markii sadexaad. Md. Maxbuub Macalin […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Dec 31,2011 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta shahaadooyin lagu gudoonsiiyay xarunta barashada xirfadaha kaladuwan ee HAVOYOCO 109 Arday oo iskugu jira wiilal iyo Hablo,iyada oo halkaasi oo ay Gudoonka waxbarashada Gobalka Awdal,Qaar ka mida qurbajooga Gaobalada Awdal iyo Salal,Waalidiinta aridayda wax ka barata dugsigaasi iyo Maamulka Dugsigaasi. Xafladii Qalinjabinta ee Dugsiga barashada Xirfadaha kaladuwan waxaa ka […]
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Waxaan xalay oo ahayd habeen Axad bisha Dec. ahayd 24 /2011 telefishanka SNTV ka dhegaystay nin shiikh ah oo aanan magaciisa qaban oo ka hadlaya waxa loo yaqaan bidcada. Sida runta ah wuxuu shiikhu siiyey qeexitaan wanaagsan ereyga bidco waxa loola jeedo si fiican oo cilmiyeysan ayuuna u macneeyey. Waxaanse isaga iyo culumo kale oo […]
Posted in Articles | Read More »

Dec 30,2011(Cadceed) – Waxaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyay weftigii balaadhnaa ee uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka iyaga oo ka soo ambabaxay magaalada Bosaaso ee xarunta maamulka Puntland halkaasoo booqasho labo todobaad qaadatay uu ku tegay. Ka hor inta […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Dec 30,2011(Cadceed) − Masuuliyiinta hay’adda dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF ayaa xaqiijisay dil loogu geystay Muqdisho laba ka mid ah shaqaalaheeda ajanabiga oo midkood uu xalay dhaawac soo gaaray ugu geeriyooday isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. Dilka shaqaalaha ayaa waxaa geystay nin ka mid ahaa shaqaalaha qaybta logistic-kada ama qalabeynta, iyadoo lagu sheegay magaca […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Dec 30,2011 Borama(Cadceed) – Kadib abaaro ba’an oo soo food saaray dadka ku dhaqan deegaanka Holholka oo kaga beegan magaalada Boorama dhinaca galbeed islamarkaasina u jira masaafo dhan 8km ayaa waxaa laga soo sheegayaa cabashooyin ba’an oo ah dhinaca Biyaha iyaga oo sheegay inaanay haysan biyo ku filan dadka iyo xoolahaba hadab halkan ka daawo.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »