Home » November 30th, 2011 Entries posted on “November, 2011”

Gudida Diiwaangelinta Iyo Ansixinta Ururada Siyaasada Oo Maanta Ku Dhawaaqay Go`amo Iyo Shuruudaha Looga Baahan Yahay Ururada Siyaasada Ee Cusub

Guddiga diiwaangelinta oo hadlay

Nov 30, 2011 Hargeysa(Cadceed) – Guddida diwaangelinta ururada siyaasada iyo ansixinta axsaabta qaranka ayaa digniin u jeediyay ururada siyaasada ee waqtigan lagaga dhawaaqay Somaliland, waxayna sheegeen in aanay samayn karin Ururadu wax olole iyo dhaqdhaqaaq siyaasadeed ah ka hor inta ay ka qaadanayaan ogolaanshaha ku meel-gaadhka ah ee ay bixinayso guddidoodu. Sidoo kale waxay sharaxaad […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Baafin: Waxaa La Baafinayaa Nin Reer Awdal Ah Oo Saddex Cisho Ka Hor Ku Dhex Lumey Magaalada London Ee Wadanka UK

img272

Waxaa la baafinayaa Cabdilaahi Xassan oo ay da,diisu u dhaxeyso 45-50 sanno kaas oo ah shakhsi wax ka qaba dhimirka maskax isla markaana saddex cisho ka hor ku dhex lumey magaalada London hadaba qoyska iyo qaraabada Cabdilaahi Xassan waxa ay si naxariis leh uga codsanayaan cid kasta oo ninkaas la kulanta in ay la soo […]

Posted in Articles | Read More »

Maxaa Ka Run Ah Waxa Loogu Yeedhay Awdal State? By Hamud Ali Elmi

pen-write

Asalamu Calaykum Waraxma tulaahi wabarakaatu, waxaan ka hadlayaa maqaal ku saabsan waxii aan ka ogaa aasaaskii waxa loogu yeedhay Awdal state iyo Marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay. Sanadku markuu ahaa 1992, ee ay dhacday dowladii midnimo qaran Somalia, wadankana ay ka socdeen dagaaladii Sokeeye ayaa waxa fikrad keenay aqoonyahano ku sugan dalka Canada […]

Posted in Articles | Read More »

Wasiirul Dawlaha Arrimaha Dibada Oo ku sugan Dalka Qatar. Qore:Abshir Mahamed Hariri

dr-maxamed-rashiid-yar

Wasiiru Dawlaha Wasaarada Arrimaha dibada Jamhuuriyada Somaliland Dr Maxamed Rashiid Sh. Xasan oo ku guddo jira socdaal shaqo oo uu ku marayo dalal ka tirsan wadamada carabta ayaa ku sugan magalada Doha ee caasimada wadanka Qatar.,iyada oo ay halkaasi si balaadhan ugu soo dhaweeyeen jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Doha. Safarkan uu Wasiiru […]

Posted in Articles | Read More »

Mayarka Borama Iyo Ag.Guud Ee W.Hawlaha Guud Oo Soo Kormeeray Deegaanka Abuqays Iyo Degmo-laqas(Cadceed Tv).

Meeeyarrkk

Nov 30,2011 Borama(Cadceed) – Kormeer ay maanta wada samaynaayeen Duqa magaalada Boorama iyo agaasimaha guud ee wasaarada wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland oo ay wehelinaayeen masuuliyiinta Hay’adaha caalamiga ee ku fuliya mashaariicda isku dhafka hadaba halkan ka daawo sidii ay hawshani u dhacday.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Isuduwaha Waxbarashada G/Awdal Oo Dhaliilay Maamulayaasha Dugsiyada Kanahadlay Ardayda Bedalka La Iska Siiyo(Cadceed Tv).

Meeeyarrkk 1

Nov 30,2011 Borama(Cadceed) – Iyada oo mudooyinkii ugu danbeeyay ay jirtay bedal ay iska bixiyaan maamulayaasha dugsiyada kala duwan ee gobalada Awdal iyo Salal ayaa dhibaatooyinkaasi waxaa ay dib udhac ku keeneen hanaankii waxbarasho,si hawshaasi looga nasto ayuu isuduwaha waxbarashadu ku dhaliilay maamulku in ay ka digtoonaadaan.halkan ka daawo..

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Marwada Madaxweynaha Somaliland Aamina-Weris Oo Ka Hadashay Mawduucyo Madaxweynaha Laga Sugayay

DSCN2906-768x10241q

Nov 29, 2011 Hargeysa(Cadceed) – Marwada koowaad ee Somaliland Aamina Weris Sheekh Maxamed, ayaa ka hadashay xaaladaha dhaqaale, siyaasadaha dibadda iyo gudaha ee dalka, shir beeleedyadii dalka ka qabsoomay iyo arrimo kale. Marwo Aamina-Weris, oo waraysi gaar ah magaalada London ku siisay telefishanka HCTV, waxa kale oo ay ka hadashay ururada siyaasadeed ee la furay […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Hay’ada ASARDA Oo Buundadii Ugu Weynayd Maanta Shubtay Iyo Maamulka Oo Ka Hadlay(Cadceed Tv).

kjh

Nov 29,2011 Borama(Cadceed) – Buundadii amaba biriijkii ugu waynaa ee ay samayso Hay’ada horumarinta jidadka gobalada Awdal iyo Salal ee magaceeda loo soo gaabiyo ASARDA ayaa maanta shubtay oo dhamaysay dhismaha buundadaasi u dhaxaysa Borama iyo Tuulada Goraya-cawl hadaba halkan ka daawo sidii ay hawshani u dhacday.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Xulka Kubada Cagta Gobolka Awdal Oo Maanta U Anbabaxay Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer+SAWIRO

Xulka Qaranka (2)

NovĀ 29,2011 Borama(Cadceed) – waxaa maanta magaalada Boorama ka anbabaxay xulka Kubada Cagta ee Gobolka Awdal una anbabaxay magaalda Burco si ay uga soo qayb galaan ciyaaraha Gobolada Somaliland. Ambabaxa maanta ay kaga ambabaxayeen xulkani magaalada Borama ayaa waxaa ay ahayd mid ay u dheerayd farxad xoogan iyaga oo niyad wanaagsan ka helay maamulka degmada oo […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Sports | Read More »

Mahdi F. Aadan Oo Ka Mida Q/jooga Dalka Holand Ayaa Deeq Agab-ciyaareeda U Soo Diray K/K/Cagta Ee Awdal(Cadceed Tv).

Agab.

Nov 29,2011 Borama(Cadceed) – Mahdi Faarax Aadan oo ka mid ahaa qurbajoog gobalada Awdal iyo Salal islamarkaasina ka mid ahaa ciyaartoygii kubada usafanjiray gobaladani ayaa maanta deeq iskugu jirta agabciyaareed ku deeqay xulka u safanaaya Gobalka Awdal hadaba halkan ka daawo.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »