Home » October 31st, 2011 Entries posted on “October, 2011”

Qaar Ka Mid Ah Dhalinyarada Gobolada Awdal/Salal Oo Taageero Mugleh U Muujiyay Go’aankii Dhawaan Ay Soo Saareen Odayd Dhaqameedyada Iyo Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar

1

31,Oct,2011-Boorama-Qaar ka mid ah dhalinyarada Gobolada Awdal/Salal oo Taageero lixaadleh u muujiiyay go’aankii dhawaan ay gaadheen oday dhaqameedyada uu hogaanka u yahay Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Hay’ada Wadaniga Ee Huda Oo Deeq Raashina Maanta Ka Qaybisay Magaalada Boorama+VIdeo

default

31,Oct,2011-Boorama-Hay’ada Huda ayaa maanta Deeq raashina ka qaybisay magaalada Boorama Wariye:Maxamed C/laahi Dabshid Boorama/Somaliland

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Hay’ada Huda Foundation Oo Deeq Raashina U Qaybisay 500 oo Qoys Oo Danyara(Cadceed Tv).

Oct 31,2011 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta deeq raashina oo isugu jira daqiiq,bariis iyo saliid u qaybiyay dadka danyarta ah ee ku kala nool xaafadaha kala duwan ee magaalada Boorama Hay’ada Huda Foundation raashinkan ay gaadhsiiyeen ilaa 550 Qoys hadaba halkan ka daawo raashinka sidii loo gaadhsiiyay.

Posted in Cadceed TV,Somali News Update | Read More »

Maraykanka Oo Markii Ugu Horaysay Sheegay In Labadii Qof Ee Dhawaan Muqdisho Isku Qarxiyay Uu Midkood Maraykanka ka yimid.

SOMALIA-articleInline-v2

Oct 31, 2011 Nairobi(Cadceed) – Afhayeen aan magaciisa sheegin una hadlay safaaradda maraykanku ku leedahay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Maraykanka ayaa sheegay in mid ka mid ah raggii isku qarxiyay xerada Jarmalka ee ku taala wadamada Warshadaha oo sheegtay inuu Maraykanka ka yimid uu ka mid ahaa dhalinyarada ku bar baaray magaalada Minneapolis ee […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Shirkii Golaha Dhexe Ee UDUB Oo Maanta Furmaya, Dildillaaca Ka Muuqda,Cabsida Hoggaanka Iyo Xubnaha La Filayo Inay Ururro Cusub Ku Dhawaaqaan

is

Oct 31, 2011 Hargeysa (Cadceed) – Shirweynihii Golaha dhexe ee Xisbiga mucaaridka ah Somaliland ee UDUB, ayaa sida ay Guddiga qaban-qaabada ee shirkaasi toddobaadkii hore shaaciyeen waxa uu Hargeysa ka furmayaa 31-ka October oo ku beegan maanta oo Isniina . Xisbiga UDUB oo aan gole dhexe oo la soo doortay lahayn tan iyo wixii ka […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Faalo:Maxay Iska Shabahaan Qomiyadaha Kurdida Iyo Gadabuursigu Maxayna Lunsheen Sideese Ay Ula Soo Noqon Karaan Majdigii Awoowyaashood

317478_258743764171446_100001074722920_797636_1388877519_n

Waxa mahadle eebe waxanan si gaara ugu hambalyaynayaa webkan ama mareegtan noo suro gasha afkaaraha iyo wararka diiran nala socodsiiya wan idinku hambalaynayaa, GUUD MAR QOOMIYADA KURDIDDA; waa qoomiyad juqurafi ahaan dagta qarada Easiya waxana lagu qiyaasaa tiro ahaan ilaa 30 milyan waxa ayna ku hadlaan af u gaar ah waxay na guumaysigii ka hor […]

Posted in Articles | Read More »

Ficilada Liita Ee Ka Dhexeeya Samaroon Waxay Dhalisay In Siilaanyo Ku Dhiirado Magacaabista Guddi Dhinac Ka Raran

qalin8

Arrimaha murgay ee Samaroon wareeriyeyna, waxay dhalisay in lagu dhiirado in la magacaabo guddi aan isku dheelitirneyn oo la yidhi waxay xalinaysaa khilaafkii dhuleed ee Ceelbardaale. Guddigaasi oo u sasaan eg tii barigii hore gashay arrinta Ceelbardaale ee murgisay. Dadka loo xilsaarayna waxay kala yihiin sida: Magaca Xilka u hayo Beesha u ka soo jeedo: […]

Posted in Articles | Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Rabshado Sababay Dhimasho Oo Dhexmaray Booliska Iyo Qoysas Deganaa Cusbitaalkii Jajabka Ee Hargeysa, Xoghayihii Dawlada Hoose Oo Xilkiisa Ku Waayay

275928_100002615538207_5519262_n

Oct 30, 2011 Hargeysa(Cadceed) – Rabshad gacan kahadal ah ayaa saaka subaxnimadii hore ku dhexmartay cutub ka tirsan Ciidamadda Booliiska Somaliland iyo qoysas deganaa Cusbitaalkii Jajabka ee Duleedka dhinaca Bari ee Cusbitaalka guud oo uu dhismayaasheeda sameeyay 1979-kii Bile Rafle oo ahaa Badhasaabkii xiligaa ee dawladii Somalia. Rasaas ay is weydaarsadeen ciidanka Booliska iyo qaar […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Qaar Ka Mida Dhalinyarada G/Awdal Iyo Salal Oo Ka Hadlay Sida Ay U Arkaan Khilaafaadka Xaga Dhaqanka(Cadceed Tv).

Dhalin

Oct 30,2011 Borama(Cadceed) – Shir-jaraa’id oo ay maanta ku qabteen gudaha magaaladani Boorama qaar ka mida dhalinyarada Gobaladani ayay kaga hadleen sida ay u arkaan khilaafaadka ba’an ee soo kala dhexgalay xaga dhaqanka hadaba halkani ka daawo sidii ay u dhacday.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Urur Siyaasadeedka IFTIN Oo Maanta lagaga Dhawaaqay Borama(Cadceed Tv).

Iftin

Oct 30,2011 Borama(Cadceed) – Waxaa Hutel Maana Guest House ee magaaladani Boorama maanta lagaga dhawaaqay urursiyaasadeed cusub oo magaciisa layidhaahdo IFTIN,munaasibadan iyo sidii ay u dhacday halkan ka daawo.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »