Home » September 30th, 2011 Entries posted on “September, 2011”

Tahniyad Meher Wacan Boqorka Mukhtaar Jibriil Xirsi Iyo Marwadiisa Kasar Maxamed C/lahi

332

TANIYAD MEHER WACAN HANBALYO IYO TAANIYAD AAN HAWADA HUSOO MARINAYNAA BOQOR MUKHTAAR JIBRIIL XIRSI IYO MARWADIISA KASAR MAXA.D C/LAAHI OO MEHER KOODU KADHAC MAGALADA BOORAMA KHAASAHAAN HUTEELKA RAYSA ANAGA OO ALA AH C/RASHIID MAXA.D XASAN MAWLIID MAXA.D XASAN JAMAC JIBRIIL XIRSI IBRAAHIN JIBRIIL XIR MAXA,D JIBRIIL XIR C/RISAAQ JIBRIIL XIRSI XAME JIBRIIL XIRSI MUKHTAAR SALEEBAAN […]

Posted in Articles | Read More »

Tahniyad Iyo Hambalyo Ku Socota Mustafe Jaamac Madar(Nageeye Arts) Iyo Ikraan Cumar Maxamuud

tahniyad

Dhamaan akhyaartan hoos ku qoran waxay hambalyo iyo tahniyad aan la soo koobi karayn u dirayaan xaflada meherka boqorka iyo boqorada;: MUSTAFE JAAMAC MADAR (NAGEEYE ARTS) IYO IKRAM CUMAR MAXAMUUD. 1. Deeqa xassan Jamac iyo qoyskeeda 2. Ayaan jamac Madariyo qoyskeeda 3. Abaadir jamac Madar 4. Haboon Jamac Madar 5. Khadra Jama Madar iyo qoyskeeda […]

Posted in Articles | Read More »

Xil-wareejinta Lughaya Iyo Xukuumada Somaliland Oo Deeqdii Ugu Horaysay Gaadhsiisay Barakacayaasha Gargaara(Cadceed Tv).

Isku Badal

Sep30,2011 Borama(Cadceed) – Xubno ka socda golaha guurtida,golaha wakiilalada,Somaliland,Gudoomiyaha Hay’ada NERAD iyo wasiirkii hore ee ciyaaraha Somaliland ayaa soo gaadhsiiyay deeq dadkii ku barakacay deegaanka Gargaara halkan ka daawo.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Hay’ada ASARDA Oo Kulan Casho Sharafeeda U Qabatay Maamulayaasha Dugsiyada Sare Ee Borama(Cadceed Tv).

lkk

Sep30,2011 Borama(Cadceed) – Maamulka Hay’ada ASARDA oo kulan casho sharafeeda u qabtay ilaa 9 maamule oo ka kala socday dugsiyada sare ee magaaladani Borama,iyada oo sidoo kale ay shirkada diyaaradaha ee Juba Air-ways ay gudoonsiiyeen lacag kaash ah hadaba halkan ka daawo.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Jaamacada Camuud Oo Heshiish La Saxeexday Saraakiil Ka Socda Jaamacado Caalami Ah

amoud_university_i_galleryfull

Sep 30, 2011 (Cadceed) – Masuuliyiinta Jaamacadda Cammuud iyo saraakiil ka kala socda wadamada Maraykanka iyo Ingiriiska ayaa shalay kala saxeexday heshiis ku saabsan shahaadadda sare ee loo yaqaan post graduate ee cilmiga caafimaadka, waxaanay heshiiskaasi ka dhacay xarunta caafimaadka ee magaalada Boorama. Dhakhaatiirtan ayaa soo gaadhay magaalada Boorama, waxaana xaflad si heer sare ah […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Waligaa Ma Is-tidhi Boqol Jir Baa Guur-damcaya: Arooskii Ugu Da’da Waynaa Aduunka, Oday 115 Jir Ah Oo Guursaday Haweenay Jirta 52 Sanadood (Dhacdo Cajiib Leh)

1 aroos

Sep 30, 2011 (Cadceed) – Nin lagu magacaabo Aizimujiang Aimeiti oo 115 jir ah ayaa waxaa uu Guursaday oo Aroos wacan u dhigtay Haweeneey lagu magacaabo Uigurin Arzuguli oo 52-jir ah. Lamaanahaan oo Mudo dheer Jacayl isla soo jilay ayaa waxaa lagu sheegay da´da ama Farqiga u dhexeeya inuu yahay 63-sano. Lamaanahaan oo ku nool […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Open Letter To The UN Security Council With Regard To The Somali Unity

image001

To: H.E. Mr. Ivan Barbalić the President of the United Nations Security Council The Security Council member representatives The United Nations General Assembly Member States the United Nations Secretary General the African Union United Nations, New York, NY 10170 USA Keep Somalia intact Excellencies, On behalf of the Somali Diaspora, I’m writing to convey my […]

Posted in Articles | Read More »

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Ismaaciil Yare Oo Ku Dhawaaqay Urur Siyaasadeed Cusub Oo Loogu Magacdaray DALSAN

looooooooool

Sep 29, 2011 Hargeysa (cadceed) – Urur siyaasadeed magaciisu yahay URURKA NABADA IYO HORUMARKA (DALSAN) ayaa maanta lagaga dhawaaqay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kaas oo ay ku jiraan siyaasiyiin uu ka mid yahay wasiirkii hore ee wasaaradda arimaha gudaha Ismaaciil Aaden Cismaan (Ismaaciil Yare). Urur Siyaaasdeedkan DALSAN oo hore loo odhan jiray Peace and development […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xidhiidhkii Ka Dhexeeyay Gaani Iyo Eedaynta Madaxweyne Siilaanyo Ku Tilmaamay Inuu Ahaa Ninkii Basaasay Dhalinyaradii UFO

69681b8ca2186c17fdb808f68aa0960b

Sep 29, 2011 Hargeysa(Cadceed) – Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa dafiray inuu basaasay dhalinyaradii iyo aqoonyahanadii reer Somaliland ee uu taliskii Siyaad barre xidhay horaantii sideetameeyadii, taas oo marar baddan lagu eedeeyay inuu kaalin weyn ku lahaa,isla markaana Madaxweyne Siilaanyo oo xalay ka hadlay arrimo baddan uu soo qaaday […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Hambalyo Meher:Boqorka Mustafe Jaamac Madar(Nageeye) Iyo Boqorada Ikraan Cumar Maxamuud.

Hambalyo

HABALYO MEHER.Boqorka Mustafe Jaamac Madar(Nageeye) Iyo Boqorada Ikraan Cumar Maxamuud oo meherkoodu ka dhacay Hutel Rays ee Magaaladani Boorama. 1.AHMED YUUSUF BARKHAD. 2 C/RISAAQ QUULE XASAN 3.NUURA MAHMED FARAX. 4 SAMAROON AHMED MAHMOUD 5.MAHMED XASAN AFLOO 6.CABDILAAHI MAHMED JAMAC(DIBAD) 7 CABDI SALAAN AHMED ALI(DHIDO) 8 cabdi qaadir mahmed cilmi baabuloo 9.mahmed ahmed dhaqaale. 10 siyaad […]

Posted in Articles | Read More »