Home » August 31st, 2011 Entries posted on “August, 2011”

Wasiir Xaabsade Oo Borama Soogaadhay Iyo Shir-Jaraa’id Oo Uu Ku Qabtay(Cadceed Tv).

xaaaabsade

Aug31,2011 Borama(Cadceed) – Wasiirka waraafinta iyo wacyi galinta jamhuuriyada Somaliland Maxamed Cabdi Xaabsade ayaa soo gaadhay magaaladan Boorama,Xaabsade ayaa ka warbixiyay ujeedada socdaalkiisan iyo hawlihiisa uu u yimi Borama sidoo kalena waxaa uu shir jaraa’id ku qabtay Hutel Ray ee magaaladan isaga oo la kulmay qaar ka mida Saxafiyiinta ka hawl gala magaladan Boorama. Xaabsade […]

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Maxaa Ka Jira In Silaanyo Iyo Saxaafadda Loo Kala Ilaalinayo Sababo Caafimaad ?

u_2d_2008-8-26-10-21-0f_silaanyo-150x150

Waxaan salaam qaaliya u dirayaaa dhamaan akhristayaasha qiimaha badan ee dadka ku qiimeya aqoonta iyo fikirka uu aaminsanyahay ee aan ku qiimayn qabiil iyo lacag midna, jecelna in uu dalkiisu horumaro oo uu caalamka hiigsado. salaam kadib. Tan iyo intii silanyo ku guulaystay doorashiii dhacday 26 june 2011 waxaa soo ifbaxay xan ah in aanu […]

Posted in Articles | Read More »

Wasiirkii Hore Ee Duulista Somaliland Waran Cadde Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Ku Wajahan Magcaabista Xilka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Weedho Kaga Yimi Dhinaca Muuse Biixi

images

Aug 31, 2011 Hargeysa(Cadceed) – Gudoomiyaha Siyaasadda Xisbiga UDUB Cali Maxamed Waran Cadde, ayaa hadlay wararka maalmihii u danbeeyay dhinaca warbaahinta qaarkood lagu shaaciyay ee sheegayay inuu ku hawlan yahay sidii loogu magcaabi lahaa wasiirka Arrimaha Gudaha oo uu dhawaan iska casilay Dr.Gaboose., mawqifkiisa la xidhiidha arrimahaa iyo siyaasada xukuumadda Siilaanyo. Mr. Waran Cadde oo […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Fanaanka Da’da Yar Ee Codka Macaan Abdihamid Elmi Oo Soo Saaray Hees Cusub Oo La Magac Baxday “Dhexyar” Laguna Daahfurayo Shabakda Cadceed, Daawasho Wacan

174388_100001794672590_977672_n

Aug 30, 2011 Minneapolis(Cadceed) – Fanaanka Da’da Yar Ee Codka Macaan Abdihamid Elmi Oo Soo Saaray Hees Cusub Oo La Magac Baxday “Dhexyar” Laguna Daahfurayo Shabakda Cadceed, Daawasho Wacan

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Farxada Ciidal Fitrida Iyo Dhalinyarada Magaalada Boorama Shucuurtooda(Cadceed Tv).

c fitri

Aug30,2011 Borama(Cadceed) – Gudaha Magaaladan Boorama waxaa ay ahayd maanta mid aad u camiran oo dadweynuhu farxad iyo salaamo ay ku dheehantahay hambalyo ay isla dhexmarayeen,sidoo kale waxaad arkaysay goobaha cabitaanada iyo Suuqyada oo aad u camiran hadaba barnaamij aanu idiinka soo diyaarinay oo aad u xiisabadan halkan ka daawo.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Dadweynaha Isticmaala Jidka Dila Ilaa Boorama Oo Ka Hadlay Dareenkooda Ku Aadan Iyo Waliba Hay’ada ASARDA(Cadceed Tv).

ASARDA78

Aug30,2011 Borama(Cadceed) – Furtaanka 2 kiilo mitir oo ay dhamaystirtay Hay’ada ASARDA ayaa sobobay in ay dadku ka cabiraan dareenkooda ku aadan Maamulka ASARDA iyo Waliba dadaalka ay wadaan sida uu yahay hadaba halkan ka daawaa warkan oo uu ninla socodsiindoono Wariye maxamed Dabshid.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Oo Qiray Kulan Siyaasadeed Dhexmaray Cali Waran Cadde Iyo Jiritaanka Wararka Sheegaya In Madaxweyne Siilaanyo U Magcaabay Arrimaha Gudaha Somaliland

muuse-biixi

Aug 30, 2011 Hargeysa(Cadceed) – Guddoomiyaha Xisbul xaamika Somaliand ee KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay sida ay wax uga jiraan warar suuqa lasoo geliyay, isla markaana xalay laga sii daayay xalay Telefishanka Horn Cable oo sheegay in Madaxweyne Siilaanyo wasiirka Arrimaha gudaha u magcaabayo Cali Waran Cadde oo ka mid ahaa xukuumadii Daahir […]

Posted in Somali News Update | Read More »

Qoyskii Qadaafi Oo Galay Algeria, Dhimashada Mid Ka Mid Wiilashiisha Oo La Shaaciyay , NATO Oo Dib U Guratay Markii Hogaamiyayaasha Mucaaridka Lala Xidhiidhiya Al-Qaida

152017-safia-gaddafi-wife-of-the-colonel

Aug 30, 2011 Tripoli (Cadceed) – Dawlada Algeria ayaa xaqiijisay inay qoyslkii hogaamiyihii dalka Libya ee xukunka laga tuuray todobaadkii hore Col. Mucmar Al Qadaafi ay galeen dalka Aljeriya ee ay jaarka yihiin maalintii Isniintii. Kadib markii ay kas talaabeen xuduuda dalkaa. Safiya oo ah Xaaskii Qadaafi iyo sadex ka mid ah todoba caruur ah […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Xaafada Saybeeriya Ee Borama Oo Zakatu Fitridii Ugu Balaadhnayd Laga Qaybiyay Maanta + Sawiro

DSC06811

Aug30,2011Borama(Cadceed) – Sako Qaybintii ugu balaadhanayd ee ka dhacda magaalada Boorama ayaa maanta ka qabsoontay Madarasada Sh. Aways ee Magaalda Boorama, madashan sakada lagu qaybinayay ayaa waxa isugu yimid boqolaal qof oo isugu jira danyar iyo masaakiin goobta u yimid si ay au qaataan qaybta kaga soo hagaagtay sakada maanta la qaybinayay. Ugu horayntii ayaa […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Hay’ada Camuud Foundation Oo Maalintii Labaad Ka Wada Masaajidada Magaaladan Borama Iftaar Iyo Casho+SAWIRO.

100_0725

Aug29,2011 Borama(Cadceed) – Maamulka Hay’ada Camuud Foundation ee Somaliland C/wahaab Cige Axmed oo hada ku sugan magaaladan Boorama ayaa maanta Iftaar balaadhan oo ay la socoto casho sharaf loogu talagalay dadka danyarta iyo dadka ku sugan Masaajiidan laga qaybiyay ayaa waxaa qof waliba la siinaayay cashadiisa iyo Afturkiisaba iyada oo ay dadweynahani ay ka muuqatay […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »