Home » July 31st, 2011
Entries posted on “July, 2011”

July 31, 2011(Cadceed) – Sarkaalka ugu sareeya Saldhigyada ciidamadda maraykanku ku leeyahay dalalka Afrika ee loo yaqaano AFRICOM Gen. Carter F. Ham ayaa isagoo weraysi siinaayey shallay Wergeyska the Daily Monitor ee ka soo baxa magaalo madaxda dalka Yuganda ee Kampala wuxuu kaga hadlay arrin Madaxweynaha dalka Yuganda Yuveri Musaveni uu dhawaan ku dhawaaqay oo […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

July 31, 2011 Hargeysa (Cadceed) –Dhamaan Hawl-wadeenada iyo Shaqaalaha shabakadda Cadceednews meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxay Hambalyo iyo boogaadin aan la koobi karin Hawada u marinayaan Ummadda Muslimiinta ah gaar ahaana shacabka afka Soomaaliga ku hadla oo aanu ugu Hambalyeynayno uguna bushaaraynayno dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Waxaanu ilaahay idiinka beryaynaa inuu […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

July 31, 2011 Hargeysa(Cadceed) – Kullan ay Saaka yeesheen Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa lagu ansxiyey xeerka Furashada Ururda Siyaasada. Fadhigan oo uu gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Md Cabdiraxmaan Ciro kana soo xaadireen 49 Mudane ayaa waxa u codeeyey Ansixinta Xeerkan 29 Mudane waxa diiday 4 mudane 15 Xildhibaana Way ka aamuseen Gudoomiyuhna Muu codayn, […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

لو يعلم الملوك وأبناء الملوك ما نحن فيه من النعيم لجالدونا عليه بالسيوف kuwa xaqa rumeeyow waxaa Laydinku wajibiyay Soonka sidii loogu waajibiyey kuwii idinka horreeyey si aad u dhawrsataan waa Maalmo tirsan ee ruuxii idinka mid ah oo buka ama Safar ah waxaa korkiisa ah ayaamo kale (soonkood) kuwa uu dhibina waxay bixin «quudin» […]
Posted in Articles | Read More »

July 31, 2011 Saudi (Cadceed) – Golaha Sare ee Culumada dalka Sacuudi arabiya oo dabcan ah isha hagta Dunida islaamka ayaa goor dhawayd waxay ku dhawaaqeen in maalinta Isniinta ee Bisha August ay ku beegantahay 1-da ay tahay Bilawga ama 1-da Bisha Barakaysan ee Ramadaan Golaha Sare Ee Culumada dalka Sacuudi arabiya (Shuura) ayaa waxay […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

July 31, 2011 Hargeysa (Cadceed) – Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa qurba-jooga Somaliland ee ka kala yimi daafaha dunida ugu sameeyey xarunta madaxtooyada martiqaad ballaadhan oo isugu jira casho-sharaf iyo soo dhawayn. Xaflad balaadhan oo qurba-jooga Somaliland lagu soo dhaynayey, ayaa waxa ka soo qaybgalay madaxweynaha Somaliland, madaxweyne-ku-xigeenka, guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

July 30, 2011 Boorama( Cadceed) – Axmed Muumin Seed oo ah xidhiidhiyaha xisbiga UCID ee gobolada Awdal iyo Selal, ayaa ugu baaqay guddoomiyhii xilka laga qaaday ee xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe in uu si sharaf leh ugu baxo masraxa siyaasada, isla markaan uu joojiyo rabshadaha uu ku hawlanyahay. Axmed Muumin oo maanta khadka Telefoonka […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Keynaan Warsame oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Soomaaliya maanta waa Fannaan caan ka ah Adduunka, wuxuu qeyb ka soo qaatay Barnaamij faneedyo dhaqaale loogu aruurinayay dalal fara badan oo caalamka ku yaal kuwaasi oo ku habsaday masiibooyin kala duwan hadey ugu badnaan laheyd Gaajada iyo masiibooyinka kale. Inkastoo Keynaan uu ka soo jeedo […]
Posted in Articles | Read More »

Julay30,2011 Borama(Cadceed) – Iskuduwaha wasaarada ciyaaraha ee Gobalkan Awdal C/wahaab Yuusuf Ibraahin ayaa maanta abaalmarino kaladuwan ku gudoonsiiyay gudaha garoonka kubada kolayga ee magaaladan Borama abaalmarinahaasi oo kala duwanaa halkan ka daawo.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Julay30,2011 Borama(Cadceed) – Shir-jaraa’id oo ay maanta masuuliyiinta ugu sarsaraysa xisbiga Ucid ay ku qabteen gudaha magaaladan Boorama ayaa ay ku muujinaayee mawqifka ay ka joogaan siyaasada xisbiga ee maalimihii ugu danbeeyay laaqantay,iyaga oo arintaasi ka hadlaayana halkan ka daawo.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »