Home » June 30th, 2011 Entries posted on “June, 2011”

Urur Weynaha ARDAA Ayaa Xafiiskoodii Ugu Horeeyay Somaliland Laga Furay Magaaladan Boorama(Cadceed Tv).

ARDAA

June 30, 2011 Boorama(Cadceed)-Kulan balaadhan oo ay iskugu yimaadeen Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland,Agaasimaha Guud Ee W.Macdanta Iyo Biyaha Somaliland,Salaadiinta,Waxgaradka,Aqoonyahanada,Culima-awdiinka,Maamulka Iyo Ganacsatada Gobalkan Awdal Ayaa ka dhacay Hutel Rays ee magaaladan Boorama. Kulankan ayaa ujeedadiisu ahayd sidii loo furi lahaa xafiis cusub oo ay yeeshaa Urur weynaha ARDAA ee horumar Gobalkan islamarkaan gacanta ku haya Dekada […]

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Daahir Riyaale Ayaa Soo Dhawayntii Balaadhnayd Uga Mahadceliyay Dadweynaha Reer Boorama(Cadceed Tv).

Daahir

June 30, 2011 Boorama(Cadceed)-Kadib soo dhawayntii balaadhnayd ee ay reer Boorama ku soo dhaweeyeen caleemaha qoyan madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Riyaale ayaa shir-jaraa’id oo uu galinkii danbe ku qabtay gurigiisa ku yaala magaaladan Boorama uu ugu mahadceliyay dhamaanba dadweynaha sida qurnxoon ee soo dhaweeyay, halkan ka daawo shirkii jaraa’id.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Dadweynaha Kudhaqan Magaaladan Boorama Ayaa Sidiiran U Soodhaweeyay M/Weynihii Hore Ee Somaliland(Cadceed Tv).

Soodhaweyn

June 30, 2011 Boorama(Cadceed)-Waxaa maanta lagu arkaayay wadooyinka waaweyn ee magalaadan Boorama Dadweyne aad u tirabadan oo ay ka muuqatay farxada iyo u diyaar garawga soo dhawaynta madaxweynihii hore ee jamhuuriyada Somaliland,sidoo kale waxaa markii uu soo gaadhay duleedka magaalada Dilla ayaa waxaaa dhoobnaa gawaadhi aad u tirabadan islamarkaana si xoogan u soo dhaweeyay, hadaba […]

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Taageero Iyo Talooyin ku Socota Shirwaynaha Barakaale

left-hand-writing1

Marka hore waxaan salaan iyo bogaadin halkan uga dirayaa hawl wadeenada cadceed.com oo si hufan noogu soo tabiya dhambaalada dadwaynaha. umad waliba aayaheeda inay garato iyadaa leh. waxaan halkan hambalyo ay duco ku dheehantahay uga dirayaa shirwaynaha BARAKAALE inta soo abaabushay,inta taageero maal iyo afba siisay. intaas ka dib waxaan jeclaystay inaan halkan dhawr qodob […]

Posted in Articles | Read More »

Hees Cusub Oo Ay Soo Saartay Fanaanada Codka Macaan Deeqa Axmed “Mawjado Jacayl” Iyo Daahfurkii Shabakada Caalamiga Ee Cadceed, Dhagayso

P1010593-300x225

June 30, 2011 Minneapolis(Cadceed) – Hees Cusub Oo Ay Soo Saartay Fanaanada Codka Macaan Deeqa Axmed “Mawjdo Jacayl” Iyo Daahfurkii Shabakada Caalamiga Ee Cadceed, Dhagayso. Hadaan nahay dhamaan bahda Cadceednews waxaan mahad gaara u celinaynaa fanaanada codka baxasan iyo waliba isku dubaridaha, soo saaraha iyo farsmadii Abwaanka wayn Ibraahim Eagle.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Wasiirka Beeraha Prof Faarax Cilmi Geedoole Oo Sheegay Inay U Suurta Gashay Inay Wadanka Keenaan Qalab Mashiino Ah Oo Kala Saara Bariiska Iyo Galkiisa

u_35347d_2011-5-5-2-35-24f_10

June 30, 2011 Hargeysa(Cadceed) – Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Wasaaradiisa Wasiirka Wasaaradda Beeraha Faarax Cilmi Geedoole ayuu ku sheegay inay u suurto gashay inay wadanka keeneen qalab mishiino ah oo awood u leh inay kala saaraan bariiska ay beeraan iyo galkiisa. Waxa kale oo uu wasiirku tilmaamay in xarunta wasaaradda beeraha ay […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Xukuumada Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Shaaca Ka Qaaday Inaysan Diyaar U Ahayn Inay Kala Dirto Golayaasha Deegaanka

Maxamed-Xaashi-Cabdi-WDH

June 30, 2011 Hargeysa(Cadceed) – Wasiirka Wasaarada duulista hawada iyo gaadiidka cirka Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sheegay in aanay xukuumaddu ku tallo jirin inay kala dirto Goleyaasha deegaanka ee wakhtigoodii dhaafay ee dalka. Md. Maxamuud Xaashi wuxuu sidaasi ka sheegay mar uu xalay ka hadlayay shir ay xubno wasiirro ahi ku xogwaraysanayeen maamulka […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Hees Cusub Oo Soo Saaray Fanaanka Da’da Yar Ee Codka Holaasiga Leh Guuleed Dayax Lana Magac Baxday “Kililka 5aad”

186295_100000503417297_5942515_n

June 30, 2011(Cadceed) – Hees cusub oo uu soo saaray fanaanka da’da yar ee Guuleed Dayax lana magac baxday Kililka 5aad, heestan waxaa curiyay kuna luqaynaya Guuleed. Heestan sida uu noo sheegay fanaan guuleed waxaa soo codsaday Jaaliyada kunool deegaanka Ethiopia.Dhagaysi Wacan

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Khabiir Cilmi Falakiga Ku Xeeldheer Oo Kadigay Qorax-madoobaad Dhicidoona 1-da July

TotalSolarEclipse-300x225

june 30, 2011 Hargeysa(Cadceed) – Salmaan Ala Radam oo ah khabiir ku takhusasey cilmiga Falaga ayaa waxa uu sheegey in maalinta jimcaha ee 1 july uu dhici doono qorax madoobaad, waxaana uu sheegey in ey tahay markii saddexaad bil gudaheed innagoo og in bishaan 1 june ey dhacdey qorax madoobaad halka bisha badhtamaheediina uu dhacay […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Faallo:Waa Kuma Ninka La Sadaalinaya Inuu Noqdo Gudoomiyaha X.Udub By cabdalla sahal

qalin8

Yaa la sadaalinaya inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee xisbiga.UDUB Imisa xubnood baa hadal hayntu tahay inay ku beretamayaan jagadaa kursigaa banaanaanaysa marka uu guddoomiyaha hadda madaxweynihii hore MD Daahir Riyaale Kaahin uu jagadaa wareejiyo waqtiga dhow ee soo socda. suura gal se ma tahay in la helo xubin soo celisa haybaddii iyo maqaamkii uu xisbigu […]

Posted in Articles | Read More »