Home » May 31st, 2011 Entries posted on “May, 2011”

Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Daa’uud Maxamed Oo Safar Ku Yimid Borama Muxuu Kula Kulamay Ardaydii Gadooday Iyo Maamulka G/Awdal (Cadceed Tv).

Daa'uud Gadhweyne

June 1, 2011 Boorama(Cadceed)-kadib markii uu yimi Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka Somaliland Mudane Daa’uud Axmed Faarax waxaa uu bilaabay kormeer uu ku sameeyay Wasaarada Waxbarashada iyo ardayda khasaaraha geystay ee gadoodsanaa halkan ka daawo barnaamijkan oo dhamaystira islmarkaana xiisobadan.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Tacsi Tiiraanto Leh:Inaa Lilaaahi Wa Inaaa Ileyhi Raajicuun

fdgfdg

Inaa Lilaaahi Wa Inaaa Ileyhi Raajicuun Aniga oo ah Cabdiqani Suldaan Yuusuf Suldaan Caateeye Suldaan Faahiye, kuna hadlaya magacayga , magaca qooyskayga, magaca reer Suldaan Caateeye Suldaan Faahiye iyo magaca bahda HiilDan, waxan tacsi tiiraanyo badan gaadhsiinayaa ehelkii iyo qooyskii iyo qaraabadii ay ka kala baxeen labAda marxuum ee kala ah: (1). Marxuum Aadan Ismaaciil […]

Posted in Articles | Read More »

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Marwo Samsam Oo Ka Hadashay Rabshadihii Ka Dhacay Boorama Iyo Imtixaano Ay Jawaabtoodu Dibeda U Baxday

u_29307d_2011-2-8-14-25-43f_IMG_2714[1]

May 31, 2011 Hargaysa (Cadceed) – Wasiirka Wasaarrada Waxbarashada iyo Tacliinta sarre Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa ka hadashay rabshado dhex-maray Ardayda Fasallada 2aad ee Dugsiyada sarre iyo Maamulka Waxbarashada ee gobolka Awdal, taasoo ka dhalatay Jawaabihii Imtixaanka oo dibada u baxay, isla markaana ay Maamulka waxbarashada ee gobolku isku dayeen inay joojiyaan Imtixaanka, kadib-na […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Jaaliyada Gobolada Awdal iyo Gabiley Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya M/W/K/Xigeenka Somaliland Mudane Eng:Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaacii (Zeiylici) Oo Adeerkii Ku Geeriyooday Wadanka Djibouti.

imagesCA4IE5X6[1]

Aniga oo ku hadalaya magacayga iyo kan jaaliyada Somaliland ee degan dalka Yemen gaar ahaana Jaaliyada gobolada galbeedka Somaliland ee Awdal iyo Gabiley waxaan halkan uga diraynaa tacsi tiiraanyo leh Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo aan ka tacsi-yadaynaayo Geerida Naxdinta leh ee ku timid marxuum Aadan Ismaaciil Shirre oo ahaa […]

Posted in Articles | Read More »

Boqolaal Soomaali Ah Oo Laga Soo Masaafuriyay Dalka Sucuudiga Oo Soo Gaadhay Muqdisho

Airoplane

May 31, 2011 Muqdisho(cadceed) – Tiro dad ah oo gaadhaysa ilaa 140 qof oo Soomaaliya lagana soo masaafuriyed dalka Sacuudiga ayaa maanta soo gaadhay magaaalada Muqadisho kana soo degtay gegida diyaradaha ee muqdisho Dadkan laga soo musaafurieyey ee soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa isugu jira haween, carruur iyo rag waxaanay ka soo degteen gegida diyaaraha […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Cabashadii Ardayda Oo Markii Dambe Isku Bedeshay Mudaharaad Rabshado Wata Oo Gilgilay Magaalada Borama

boorame2008

May 31, 2011 Borama(Cadceed) – Dibadbax lagaga soo horjeedo imtixaanka Fasallada labaad ee Dugsiga sare oo ay joojisay Wasaaradda Waxbarashada ee Somaliland, ayaa shalay ka dhacay magaalada Borama ee xarunta Gobolka Awdal. Dibed-baxan oo markii dambe isu-rogay rabshado keenay mudaharaad xooggan, ayaa ka dhashay ka dib markii ay Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ay laashay imtixaanka fasallada […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Beesha Habar-Cafaan (Samaroon) Ee Norway Oo Maanta Shir Ku Qabsatay Oslo

waar

Waxaa maanta oo Axada shir aad u balaadhan iskugu yimid magalada Oslo ee dalka Norway,dhamaan beelwaynta Habar-cafaan( samaroon ) ee ku nool dalka Norway,shirkaa soo ay ugu diyaar garoobayeen shirka bisha todobad 15 keeda ka dhici doona XEEGO oo 25 km dhinaca bari ka xigta magaalada Boorama. Shirkan oo si aad u qurxoon loo soo […]

Posted in Articles | Read More »

Maxaa Sal U Ah Ismaandhaafka Bulshada Ku Dhaqan Gobolada Woqooyi Q-2aad

Gacalwaaq

Hadaan Laka la’roonaan Roob Mada’o Waa Hadal Waayeel’ Waxaanu Halkii Ka Sii Amba Qaadaynaa Qaybtii Labaad ee Qormadeena Hadaba Sooyaalka Taariikheed ee Geeska Afrika ( Africa ) Waxaa Meelo Badan Lagu Xusay in Dadyowga Soomaaliyeed ay Halkaa Deganaayeen Mudo aad Ufog. Waxaa Kale oo Deegaanka Soomaalida iyo Dhulweynaha Geeska Afrikaba Lagu Tirtirsiiyaa Inay ka Mid […]

Posted in Articles | Read More »

Barnaamijkii Ardaydii Gadooday Iyo Maamulka Oo Usheegay In Imtixaanaadkoodii Usiisocondoonaan (Cadceed Tv).

May 30, 2011 Boorama(Cadceed)-Daawadayaashayada Qiimaha nagamudanoow halkan waxaanu idiinka soo gudbinaynaa Barnaamijkii aanu idiin balanqaadnay oo dhamaystiran.

Posted in Cadceed TV,Somali News Update | Read More »

Booqashadii M/weyne ku/Xigeenka Somaliland Ee Boorama Iyo (Cadceed Tv).

Saylici

May 30, 2011 Boorama(Cadceed)-Daawadayaal halkan waxaanu idiinka soo gudbinaynaa barnaamijkii aad naga sugayseen eenu idiinku talagalnay kuna sabsanaa booqashada madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici).

Posted in Cadceed TV,Somali News Update | Read More »