Home » April 30th, 2011 Entries posted on “April, 2011”

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland C/Raxman Saylici Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Sida, Awdal State & Xeerka Isgaadhsiinta(Dhagayso)

Saylici

April 30, 2011(Cadceed) – Waraysi ay maanta la yeelatay idaacada afka soomaaliga ku hadasha ee ka hawlgasha magaalada Ottawa ee lagu magacaabo CKCU ayaa waraysi dheer la yeelatay Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan C/lahi Ismaaciil “Saylici”. Madaxweyne ku xigeenka waxaa wax laga waydiiyay arrimo badan sida xidhiidhka isgaarsiinta oo uu maran badani ka dhashay […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Siilaanyo oo Gooni Isutaagii Somaliland Shiki Galiyay kadib Markii uu Calankii Soomaaliya ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee Kuwait

siilaanyo-kuwait

April 30, 2011 Kuwait(Cadceed) – Madaxweynaha Somaliland oo socdaal shaqo ku jooga wadanka Kuwayt ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibeda ee kuwayd Mohammad Sabah Al-Salim Al Sabah. Madaxweynaha Somaliland Siilaaanyo ayaa ku qaabilay Calankii Soomaaliya Wasiirka arimaha dibadda ee Kuwait taasoo meelkadhac weyn ku ah qadiyadii Somaliland iyo gooni isutaageedaba, loona fasiran karo inuu madaxweyne […]

Posted in Somali News Update | Read More »

Suldaanka Guud ee Beesha Bahabar Celi, Suldaan Muuse Cilmi Dugsiiye “Sanbuurag”, oo Saaka Lagu Xidhay Sadhiga Dhexe ee Bilayska Magaalada Borama

Suldanka_guud_ee_bahabarceli_Sanburag

April 30, 2011 Borama(Cadceed) – Suldaanka Guud ee Beesha Bahabar Celi (Maxamed Case), Suldaan Muuse Cilmi Dugsiiye, ayaa saaka barqadii loo taxaabay jeel ku yaal sadhiga dhexe ee Bilayska magaalada Boorama. Xadhiga Suldaan Muuse Cilmi Dugsiiye, ayaa dabo socday shir Jaraa’id oo uu dhawaan ku qabtay magaalada Boorama, kuna duray Beesha Jibriil Yoonis. Xadhiga Suldaanka, […]

Posted in Somali News Update | Read More »

Daawo TV-ga cusub ee dowlada Soomaaliya & Warkii Maanta

April 30, 2011 Muqdisho(Cadceed) – Waxaa dhawaan laga furay magaalada Muqdisho TV-Cusub oo ay dawladu leedahay kuna hadli doona afka dawlada. Daawo Warkii Maanta

Posted in Somali News Update | Read More »

Magaalada Boorama Oo Si Aan Horay Looga Qabanjirin Looga Qabtay Ololaha Nadaafada Iyo Wixii Sababay+Sawiro

ololaha Nadaafada03

April 30, 2011 Borama(Cadceed)-waxaa maanta magaaladan Boorama ee xarunta Gobalkan Awdal si xoogan oo ka duwan sidii hore looga qabtay Ololaha Nadaafada. Olole Nadaafadeed oo balaadhan ayaa maanta laga Sameeyay magaalada Boorama, Ololahan oo ay ka qaybqaateen Maamulka D/hoose, Ciidamada kala duwan ee Nabadgelyada, Shirkada Biyaha SHABA, Shirkadaha Isgaadhsiinta ee Telesom,Shirkada isgaadsiinta Telcom,shirkada isgaadhsiinta Africa-Onlin, […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Shirkii Beesha Dhulbahante Uga Socday London ee “Khaatumo” oo La Soo Gabagabeeyay & Cali Khaliif Galyar Oo Sikulul ula Hadlay Maamulka Siilaanyo (Cadceed TV)

galayr1

April 30, 2011 London(Cadceed) – Waxaa la soo gaba gabeeyay shir baryahanba uga socday beesha Dhulbahante carigaasi ingiriiska oo loogu magac daray Khaatumo, shirkaas oo ay beeshu kaga tashanaysay aayaheeda siyaasadeed. Shirkaas waxaa ka so qaybgalay dad badan oo isaga kalayimid yurub iyo woqooyiga ameerika. Waxaa gabagabadii shirkaas si kulul uga hadlay Cali Khaliif Galayr […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Jaaliyada West London oo Qado sharafeed la wadaagay Wasiirka Wasarada Beeraha prof. Farax Cilmi Geedoole “Daawo Sawiro Badan”

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

April 30, 2011 London(Cadceed) – Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay Wasiirka Wasarada Beeraha Prof. Farax Cilmi Mahamud “Geedoole” Habeenkii Khamiista ahayd ee la soo dhaafay lagu qabtay Galbeedka magaalada London. Gaar ahaan Xafada Southall. Xafladaasi oo isugu jirtay Isbarasho,Xogwaran iyo wada hadalo ayaa waxa kasoo qayb galay dadyow fara […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Booliska Oo Dabley Hubaysani Ku Toogteen Magaalada Laascaanood

jaamac

April 30, 2011 Lascanood (Cadceed)- Dabley hubasan, ayaa caawa fiidkii ku toogtay gudaha magaalada Laascaanood sarkaal ka tirsan ciidanka booliska Somaliland oo magaciisu yahay Jaamac Muuse Cawad. Sida ay sheegayaan dad shicib ah oo ku sugan Laascaanood, dabley hubaysan ayaa toogtay sarkaalkan oo xukuumaddii Rayaalena la sheegay inuu ahaan jiray Taliye-ku-xigeenkii ciidanka birmadka Gobolka Sool, […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Madaxwaymaha Maamulka Puntland Faroole oo ka hadlay TFG, SSC, iyo Amaanka Puntland

April 30, 20011 Bosaso(Cadceed) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Sh. Maxamuud Faroole ayaa maanta saxaafada kula hadlay magaalada Boosaaso. Wuxuu ugu baaqay baarlamaanka Soomaaliya in ay doorashooyinka Madaxweynaha Soomaaliya ay kasoo hormariyaan waqtiga lagu wado in ay dhacaan oo ah bisha August. Madaxweyne faroole ayaa qoobkaciyaar ugu jira sidii uu uga qeyb-gali lahaa doorashooda […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Prince Willliam iyo Catherine oo is-guursaday & Arrin Dadkii Arooska Ka Soo Qaybgalay Ka Yaabisay (Daawo)

arooska6

April 29, 2011 London(Cadceed) –Waxaa maanta Magaalada London ee dalka Britain ka dhacay arooska Prince William iyo gabadha uu aroostay Catherine. William iyo Catherine ayaa meherkoodu ka dhacay Kaniisaddaasi xaflad aan hore loogu arag dalkaasi tan iyo sannadkii 1981-kii kadib markii is arooseen waalidkiisa Amiir Charles iyo Hooyadiis Daina. Arooskan ayaa waxaa caalamka kala socda […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »