Home » March 31st, 2011 Entries posted on “March, 2011”

Hambalyo Ku Socota Shabakada Cadceed.com

Hambalyo1

Salaama Calaykum dhamaan akhristayaasha sharafta mudanoow, waxaan marka hore salaan iyo Hambalyo aan la soo koobi Karin dusha uga tuurayaa website-kan Cadceed.com oo noqday horyaalka saxaafada gobolada Awdal & Selel waayo waxaan ka helnaa wararkii gudaha ee dhulkii hooyo iyo kuwii kale oo hufan ayna ka maqan tahay isku dir ama xumaan kale haba yaraatee. […]

Posted in Articles | Read More »

Wefti Ay Hogaaminaysay Wasiirada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Oo Uu Ku WehelinaayoWasiir K/xigeenka Wasaaradaasi Ayaa Soo Gaadhay Boorama Si Ay U Xaliyaan Khilaafaad Ku Soo Badanaayay Maalmihii Lasoo Dhaafay.(Daawo Video).

March,31,2011 Boorama(Cadceed)-Wefti ay horkacaysay Wasiirada Waxbarashada oo uu ku wehelinaayo Wasiir Xigeenka Wasaaradaasi ayaa maanta hawlo shaqo ku yimi magaaladan Boorama ee xarunta Gobalkan Awdal.

Posted in Somali News Update | Read More »

Xaabsade Oo Ka Waramay Hees Lid Ku Ah Ethiopia Oo Ay Baahisay Radio Hargeysa

xaabsade

“Cajaladaasi Wiil Yar Bay U Dhuumatay Talaabo Adag-Na Waanu Ka Qaadnay, Wasaarada-Na Wax Kooxaysiya Lagama Ogola Ninkii Lagu Arka-Na Shaqaduu Ka Tagayaa, Dawlada Ethiopia-Na Xidhiidh Qoto Dheer Baa Inaga Dhexeeya” Axmed Cabdi Xaabsade March 31, 2011 Hargeysa(Cadceed) – Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade ayaa sheegay in Hees Todobaadkii hore laga baahiyay Idaacada Radio-Hargeysa oo […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Booliska dalka Canada oo qabtay Maxamed Xirsi oo Lagu eedeeyay Inuu xidhiidh la leeyahay Al-Shabaab.

600_mohamed_hersi_110330

March 31, 2011 Ottawa(Cadceed) – Ciidamada Illaalada garoomada diyaaradaha wadanka Canada ayaa sheegay inay qabteen muwaadin Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay inuu xidhiidh la leeyahay Al-Shabab xilli la sheegay inuu doonayay inuu Soomaaliya u safro kuna biiro dagaalyahanda Al-Shabab oo Soomaaliya ka dagaalama. Ciidamada Illaalada garoomada diyaaradaha wadanka Canada ayaa sheegay inay qabteen muwaadin Soomaaliyeed oo […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Heshiis Laysan (License) Caalami Ah La Galaya Bank Fransiis Ah Banque pour le Commerce

somaliland-bank

March 31, 2011 Djibouti (Cadceed)– Sida uu ku waramayo Telefishanka caalamiga ah ee dhaqaalaha dunida ka faallooda ee Bloomberg ee saldhigiisu yahay magaalada Newyork ee xarunta dalka Maraykanka Xukuumadda Somaliland ayaa qarka u saaran inay heshiis la gasho Bangi laga leeyahay dalka Faransiiska oo saldhigiisu yahay magaalada Djibouti oo lagu magacaabo Banque pour le Commerce […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Hambalyo Hambalyo Cadceed.com gaar ahaan Mudane Bakaal

mr-samaron-150x150

Hadii aan ka mid ahay Dhalinyarada Dardarta Galisay arinkan Awdal State iyo gudiga qaban qaabadaba in mudo ahna soo waday wadina doona inta aan ka god galaayo marnaba manu jecli Qadayida Awdal State in aanu kalu murano Shakhsiyaad jecel beelaha Awdal inay Dhadhaar dhadhaar ukala qaadan laakin waxaana tolka laga dhexwaayeyn qaar badan oy ugu […]

Posted in Articles | Read More »

Dawlada Jabuuti oo Ka Digtay Kulanka Uu Ambassador Mahiga Ugu Yeedhay Madaxda Dawlada Soomaaliya

geele-new-300x291

March 31, 2011 Djibouti(Cadceed) – Dowlada Jabuuti oo ka mid ah dalalka sida aadka ah saameynta ugu leh siyaasada Soomaaliya ayaa ka digay kulan lagu wado in bisha inagu soo socota uga furmaya  Magaalada Nairobi madaxda dowlada iyo maamul goboleedyada ka jira dalka. Shirkan ayaa waxa lagaga  hadli doonaa xaalada Soomaaliya waxaana hawl wadeen iyo […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Dawladda KMG Ee Wakhtigeedi Sii Dhacayo Oo Soo Saartay Amaro La Xidhiidha Gaadiidka Badda, Dhulka iyo Cirka + Sawiro

DSC01199

March 31, 2011 Muqdisho(Cadceed) – Xarunta Wasaaradda Dekedaha Gaadiidka Badda, Cirka iyo Dhulka ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan ballaadhan oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka socday Hay’adaha Dowladda KMG ah, sida: Wasaaradda Dekedaha, Gaadiidka Badda, Cirka iyo Dhulka, Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta, Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Hoggaanka Baarista denbiyada, Maamulka Gobolka […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Waxaa Maanta Lagu Soo Gabagabeeyay Tartan-ciyaareed Magaaladan Boorama Oo ka socday Dugsiga Aadan Isaaq+SAWIRO.

DSC01889

March 30, 2011 Boorama(Cadceed)-Garoonka Kubada Cagta ee Abwaan Xasan Sh. Muumin ee magaaladaan Boorama waxaa buux dhaafiyay taageerayaal aad u tira badan kuwaasoo usoo kabo qaatay daawashada Cayaar kululeed oo dhex martay Arday ka wada tirsan Dugsiga sarre ee Aadan Isaaq ee Boorama. Ciyaartaan xiisaha xambaarsaneed oo qeyb ka aheyd tartan ciyaareedka Dugsiga sarre ee […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

War Deg Dega: Madaxda Dowlada Soomaaliya Oo Looga Yeedhay Nairobi

somali-president-sh-sharif-mahiga-un-rep-in-somalia

March 30, 2011 Muqdisho(Cadceed) – Madaxda Dowlada iyo Ergayga Gaarka ah ee Soomaaliya u jooga QM Mahiga oo si wada jir ah Shir Jaraa’id uqabtay kadib kulanka ayaa waxaa loogu baaqay Madaxweynaha Dowlada, Gudoomiyaha Barlamaanka iyo Ra’isul Wasaaraha in ay isugu yimaadaan dhawaan kulan aan caadi ahayn kaas oo looga hadlayo aayaha Siyaasada Soomaaliya. Ambassador […]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »