
Feb 28, 2011 Kenya (Cadceed) – Kooxaha budhcad badeeda Soomaalida ayaa saacadihii lasoo dhaafay gacanta ku dhigay Markab laga leeyahay dalka Gariiga kaasi oo ka dulbabanayay calanka Jasiiradda Paanama. Afhayeenka u hadlay ciidamada Midowga Yurub ee ku sugan xeebaha Dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu cadeeyay in aroornimadii saakay ay kooxha budhcad badeeda Soomaalida afduubeen Marakab […]

Waxay si weyn isugu Maandhaafeen qaar ka mid ah Madaxda Qaranka Kharashaad ay dalbanayeen in loo sii daayo Feb 28, 2011 Hargeysa(Cadceed) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa shalay si kedisa ah Xilkii uu dhawaan u magacaabay uga qaaday Xisaabiyihii hore ee Qaranka Ibraahim Aadan Qaalib, waxaana isla markiiba xilkaas loo magacaabay Proff: Maxamed […]

Feb 28, 2011 Muqdisho(Cadceed) – Munaasabad balaadhan oo lagu taageerayay Xisbiga Siyaasadeed ee Hiil Qaran oo dhawaan lagu dhisay dalka Ingiriiska ayaa maanta waxa ay ka dhacay magaalada Muqdisho. Munaasabaddaan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay kasoo qeyb galeen Aqoonyahano, Culumaa’udiin, Siyaasiyii, Dhalinyaro iyo Odayaal dhaqameedyo ayaa maanta waxaa […]

Feb 28, 2011 Muqdisho(Cadceed) – Dagaalo ay bar bar socdeen Madaafiic xoogan ayaa xalay ilaa iyo saaka waxaa ay ka dhaceen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo dadkii faro ku tiriska ahaa ay fursad u heli la’yihiin inay isaga soo barakacaan goobaha ay dagaalada ka socdaan. Dagaaladaani iyo duqeymahaani oo ahaa kuwa xoogan islamarkaana […]

Feb 28,2011 Tripoli(Cadceed) Safiirkii Liibiya ee dalka Soomaaliya ayaa u balanqaaday dadka Soomaalida ah in aan lagu dhibaatayn doonin dadka gudaha wadankaasi. Safiirkii dalka Liibiya u fadhiyaya Soomaaliya Ciise Rabiic Canshuur oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu ka hadlay dhibaatooyinka xiligaan ay qabaan dadka Soomaalida ah ku nool dalka Liibiya, wuxuuna sheegay inay ka […]

Where justice is denied, where poverty is enforced, where ignorance prevails, and where any one class is made to feel that society is an organized conspiracy to oppress, rob and degrade them, neither persons nor property will be safe. (Frederik Douglas) Waxaad la wada socotaan warkii shaaca uu ka qaaday wasiirka Cadaalada ee Somaliland prof. […]

Feb 27, 2011 Borama(Cadceed) – Waxaa baryahan danbe bilaabmay muran badan oo xaga dhulka ah, murankan ayaa sobaba in ay wadooyin gaadiidku marijireen uu mari waayo oo lagu soo tooso wadadii oo isku badeshay guri dhisan, taasina ay noqoto carqalad. Maanta ayaa shabakada warbaahinta ee cadceed.com ay soo booqatay dhulal noocaasi oo kale ah, marmarka […]

Feb 27, 2011 Muqdisho(Cadceed) – Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed Milateriga ayaa booqasho lama filaan ah maanta ku tagay aagga dagaalka degmada Jidka Warshadaha iyo Saldhigyo Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa AMISOM kala wareegeen Al-Shabaab. Madaxweynaha oo ay wehlinayeen Saraakiil ka kala tirsan Ciidamada AMISOM, iyo kuwa Milateriga Dowladda KMG ayaa ugu horeyn waxaa uu […]