Home » January 31st, 2011
Entries posted on “January, 2011”

Jan,31 2011 Borama( Cadceed) – Ardeydii reer Somaliland ee deeqda waxbarasho ka heshay Deegaanka dawlad maamuleedka Somalida ee Ethiopia ayaa maanta si rasmi ah u bilowday waxbarashadoodii, kaddib markii ay toddobaadkii hore gaadheen halkaasi. Ardeydan oo dhammayd 100-ardey oo 23-ka mid ahi yihiin hablo ayaa baran doona waxbarashada kuliyadaha Caafimaadka, Beeraha, Tababarka macalinnimo iyo Farsamada […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Hargeysa, January 31, 2011 (Cadceed) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Saylici ayaa la sheegay in Wasiirka Arrimaha gudaha Dr Maxamed Cabdi Gaboose Xoghaye cusub oo uu u magacaabay dawlada Hoose ee magaalada Boorama, kadib markii la sheegay in khilaaf wada shaqayn la’aan ahi ka dhex dhashay Maayarka iyo xoghayihii hore. Arintan ayaa la […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Jan,31 2011 (Cadceed.com) Muwaadin Ka Soo Jeeda Hargeysa oo ay dil ku fuliyeen Kooxda Aragagaxisada Alshabaab Ka dib markii ay ku eedeeyeen in uu basaas u ahaa CIA-da Kooxda Argagaxisada Alshabaab Ayaa Dil ku Fulisay Sheekh Axmed Kayse Cali Xuseen oo ka mid ahaa Culimada iyo aqoonyahanka Soomalida maalintii shalay Gelinkeedii Danbe Xarunta Xerada Maslax […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Jan,31 2011 Laascaanood (Cadceed.com) | Mudaharaad GilGilay iyo wararkii u danbeeyey ee Dagaalkii Kalshaale iyo Hagoogane dhexdooda Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa maanta waxa ka dhacay Gilgilayna mudaharaad ay wadaan Dad u badan Dumar iyo Caruur iyaga oo ku gubay wadooyinka Taayiro dhagaxaana ku jaray Waxayna ku dhawaaqayeen ereyo ay ku taageerayaan Kooxda SSC […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Ka dib warqad qalbi loo waayay in qoreyaasheedu saxeexaan lagulana dul kufay ereyo hanjabaad ah oo ku waajahan madaxdhaqameedka Habar Cafaan gaar ahaan Imaam Xaaji Axmad Miisaan, waaxaan halkan ka cadaynayaa xaqiiqooyinka hoos ku xusan Marka hore arimaha dheg xumada leh ee warqadaas ku xusnaa waa mid muujinaysa qiimajabka iyo burburka ay shakhsiyaad karaamo iyo […]
Posted in Articles | Read More »

(Jidka siyaasadeed ee ay Jabuuti ku socoto xilligan, wuxuu u muuqdaa mid u horseedi kara , dhibaato balaadhan oo aanay Jabuuti qaadi Karin,waxaana u fiican in shacabka iyo Xukuumada reer Jabuuti ka fiirsadaan) Runtii aad ayaan uga naxay,wararka sheegaya in ay Mudaharaad ka dhaceen wadan aynu,deriska iyo walaalahaba nahay ee Jabuuti, waxaan aad uga sii […]
Posted in Articles | Read More »

Jan,30 2011 Hargeysa-(Cadceed.com) )-Galin kii danbee ee manta ayaa waxa dagaal ka bilaabamay degaanka Kalshaale, dagaaalkaaas ayaa wali socda waxa uuna u dhexeeya Beelaha Wada dega degaankaasi. Dagaalkaas oo wali socda lama oga khasaaraaha ka dhashay , Balse saaacadah soo socda ayaanu soo gudbin doona khasaaraha Dagaalkaasi sababay. Siday Shabakada Caalamiga ah ee Cadceed.com u […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Jan,30 2011 Hargaysa (Cadceed.com) -Madaxweynihii hore Jamhuuriyada Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin ayaa sheegay inuu la kulmay Wufuud ka tirsan Caalamka iyo Raysal Wasaaraha Ethiopia ee Meles Zenawi isagoo Illaahay ka baryay in shacabka Somaliland uu ka dul qaado Abaaraha ka jira. Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa sidaasi ku sheegay waraysi khaas […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Jan,30 2011 Minnesota (Cadceed.cm) | Waxaa maalmahanba ku sugnaa magaalada Minneapolis ee minneasota madaxwaynaha dawlada degaanka somalida mudane Cabdi Maxamed Cumar, waftigaas balaadhan ee uu hogaaminayay, ayaa wax aka qaybgalay soo dhawayntiisa qaarkamida qurbajooga Jaaliya Awdal/Selel iyo Gabiley ee kunool Magaalada Minnesota ee dalka Maraykanka. Waxayna madaxweynaha iyo waftigiisu si gaara ula Kulmeen qurbajooga Awdal/Selel,kulankaas […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Jan,30 2011 Borama(Cadceed.com) | Shalay ayay soo gaadheen wefti ka socday wasaarada cadaalada Somaliland,waftigan waxaa horkacaayay Showqi Cilmi Cali oo ah garsoore maxkamada sare iyo xubin gudida cadaalada ah. Xubnaha gudida cadaalada waxay kala ahaayeen Shawqi Cilmi Cali oo ah gudoomiyaha weftigan,Jamaal Jaamac Xaamud oo ah xubin gudida cadaalada ka tirsan, Axmed Diiriye Qaalib oo […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »